Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ugu yaraan shan qof oo lagu la’yahay dhul go’ ka dhacay bartamaha Kenya.

Dhul go’ ka dhashay roobab xooggan oo ka da’ay bartamaha Kenya ayaa qaaday ugu yaraan shan qof, sida ay sheegeen dadka deegaanka Arbacadii, Laanqeyrta Cas ayaa sheegtay in shaqaalaheeda ay gacan ka geysan doonaan gurmadka. Dhul go’a ayaa ka dhacay deegaanka Kimende Escarpment ee ismaamulka Kiambu, ee waqooyiga caasimadda Nairobi, sida ay hay’adda Laanqayrta Cas ee Kenya ku sheegtay...