Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo howlgallo lagu baacsanayo Al-Shabaab ka wada deegaano hoostaga magaalada Baydhabo .

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay deegaano hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed. Sida ay ilo-wareedyo kala duwan oo ku dhow dhow u sheegeen warbaahinta Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur...