Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Burcad-badeed Soomaali ah oo qabsaday doon kalluumaysi taasoo digniin cusub u dirtay maraakiibta ganacsiga.

Xarunta Amniga Badaha – Geeska Afrika ayaa soo saartay digniin deg deg ah oo ku wajahan maraakiibta maanta oo xaalad weli taagan. Burcadbadeeda Soomaalida ayaa la rumeysan yahay inay maanta la wareegeen dooni kalluumeysi. Horay ayaa EUNAVFOR Atalanta waxa ay uga digtay in weerarada lagu qaado maraakiibta ganacsiga ay u muuqdaan in ay dhacaan 12 maalmood gudahood kadib markii la sheegay...