Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Maamulka Iskiis Ugu Dhawaaqday madax banaanida Ee Somaliland Oo U Dabaal Dagay Sanad Guurada 33aad Ee Ka Soo Wareegtay Gooni Isu Taaga Somaliland.

Maamulka Somaliland ayaa maanta oo Sabti ah u dabaal degay sanad guuradii 33-aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada qaateen, iyadoo munaasabado si heer sare ah loo soo agaasimay ay ka dhaceen guud ahaan gobolada Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, masuuliyiin ka tirsan mucaaradka, iyo masuuliyiin kala duwan ayaa ka qayb galay xuska 18-ka May oo maanta si weyn...