Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Shir madaxeedka 33-aad ee Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Manama.

Iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda dalalka Carabta, waxaa maanta oo Khamiis ah magaalada Manama ee dalka Baxreyn ka furmay kalfadhiga 33-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta. Shir madaxeedkan ayaa si weyn loogu lafa guri doonaa duulaanka Israel ee Marinka Gaza iyo dadaalada lagu joojinayo dhiiga shacabka reer Falastiin iyo sidii loo soo afjari lahaa dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ay...