Tirada dadka u dhintay cudurka Karoonaha Soomaaliya oo gaartay 392

by admin | Thursday, Mar 18, 2021 | 301 views

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.
Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,294

o Laga Helay: 163
o Somaliland: 66
o Banadir: 53
o Puntland: 15
o Jubaland: 13
o Hirshabelle: 9
o Galmudug: 7
o Lab: 96
o Dhedig: 67
o Dhimasho:7 (Banadir:2 , Somaliland:3,Hirshabelle:1,Puntland:1)
o Bogsashada: 23
Tirada Guud ee Laga Helay: 9,600
Bogsashada Guud: 4,329
Dhimashada Guud: 392

Like it? Share it!

Leave A Response