Wareerkii ugu qaasaraha badnaa oo alshaab looga geestey degmada jilib

by admin | Wednesday, Jan 23, 2019 | 838 views

Wararka ka imaanaya degmada jilib ayaa sheegaya in habeenkaa xaley kadhaceen duqeymo qasaare
xoogan geeystey kuwaas kuwaas oo lala beeg sanayaayey ururka Alshabaab.
Weerarka ayaa lasheegey in uu bilowdey seqdii dhexe ee habeenimo, kadib markii ay magaalada soo dul
mareen diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca oo jawi hoose ku duulayey kuwaas oo beegsanaayey
xeryo ciidan oo alshabaab isku aruur sanayeen.
Duqeynta ayaa lasheegey inaya socotey mudo saacad ah kadibna waxaa magaalada soo galey ciidamo
hubeysan kuwaas oo lasheegey mudo labaad daqiiqo ah in ay joogeen magaalada gudah heeda iyo
goobihii fadhiisanka u ahaa maleeshiyaadka alshabaab
Qasaaraha rasmiga ah ayaan la ogeen ilaa hada balse dadka deegaanka ayaa ku tilmaamaya qasaaruhu
in uu kor udhaafayo 100 qof kuwaas oo ubadan ururka alashabaab.
Ciidamo lasheegey in ay gurmad u ahaayeen kuwa laduqeeyey ayaa ayguna lasheegey in degmada jilib
duleedkeeda isku fara saareen ciidamo katirsan ciidanka duqeynta geystey waxaana halkaasi ay ku bur
buriyeen kudhawaad todobo gaari.
Warar ka qaar ayaa sheegaya in ciidamada halkaasi lagu laayey ay maalin ka hor soo gaareen degmada
jilib ayagoona ka soo kicitamey magaalada bu’aale
Si kastaba ha ahaatee dowlada reer galbeedka iyo dowlada marey kan ka ayaa bilan danbe duqeyn iyo
weeraro joogta ah ku haayey xarakada alshabaab ee kadagaalanta dalka soomaaliya.
Mana ahan markii ugu horeysey waxaana weerar duqeymo lagu laayey deegaanka sanguuni cutubyo
katirsan alshabaab kuwaas oo soo weerareey daagaankaasi balse halkaasi lagu xasuuqey.

Like it? Share it!

Leave A Response