Isgaarsiinta Magalada Gaalkacyo oo dib u soo laabatay

by admin | Tuesday, Jan 22, 2019 | 860 views

Gelintii dambe ee Maanta ayaa waxa gebi ahaanba hawada ka baxay Isgaarsiinta Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,taas oo saameyn weyn ku yeelatay Magalada.

AKHRISO

In kastoo aan sirasmi ah loo shaacin sababha keenay inay hawada ka baxdo Isgaarsiinta ayaa hadana waxaa ay inta badan saameysay Ganacsia Magalada oo inta badan dadku ay isticmaalaan lacagaha taleefonada la isugu diro.

Wariyeyaal ku sugan Gaalkacyo ayaa soo sheegaya in Caawa fiidkii ay dib u soo laabatay Isgaarsiintii Magalada,isla markaana Ganacsiga uu si caadi ah u kala socdo.

Like it? Share it!

Leave A Response