Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle Oo Isku-Shaandheyn Lagu Sameeyay{Akhriso:-}

by admin | Tuesday, Jan 22, 2019 | 827 views

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Galabta waxa uu isku-shaandheyn ku sameeyay golihiisa Wasiirada.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa ka kooban 12 Wasiir 14 wasiir kuxigeeno iyo  9 Wasiiru Dowlayaal,waxana xusid mudan in dhammaantood ay yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hir-Shabeelle.

Horay ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle waxa uu u sheegay in uu sameyn doono Golle Wasiiro tayo leh lagana soo dhex xulay xildhibaanada iyo Beelaha dega Hir-Shabeelle,kuwaas oo waxka qabta dhibaatooyinka ka jira deegaanada Maamulkaas

Like it? Share it!

Leave A Response