Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

47 Qof Oo Ku Dhintay Roob Mahiigaan Ah oo ka da’ay Waqooyiga Afqaanistaan.

Ugu yaraan 47 qof ayaa ku dhintay ka dib markii ay sii socdeen roobab mahiigaan ah iyo fatahaado waqooyiga dalka Afgaanistaan, sida uu sheegay sarkaal maanta oo Axad ah, maalin kadib markii tiro la mid ah lagu dilay gobolka bartamaha. Shamsudden Mohammedi, oo ah madaxa waaxda warfaafinta ee gobolka Faryab ee waqooyiga, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in ugu yaraan 300 oo...