Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xukuumadda Kuuriyada waqooyi ayaa shaacisay inay si dhaqsi ah u hakineyso tijaabaada nukleyrka iyo mida gantaalada, sidoo kalena ay albaabada isugu dhufaneyso xarunta tijaabada ee Nukleyrka. Madaxweynaha Kuuriyadda Waqooyi, Kim Jong-Un ayaa waxaa kale oo uu xusay in aysan muhiim aheyn tijaabo kale oo dheeraad ah. Xukuumadda Seoul ayaa waxaa kale oo ay sheegtay in arrintani...

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa isla gartay in Kulanka Berri ay Xarunta Golaha Shacabka ku leeyihiin Baarlamaanka looga dhawaaqo Magacyada Xubnaha Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Liiska Xubnaha ayaa ka koobnaan doono 15-Xubnood oo ka kala imaanaya 5-ta Beel ee Awood qeybsigeedu ku dhisan yahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana Beel waliba xubnahaan...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee maamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdulaahi Cirro oo  maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka dalbaday madaxweynaha maamulkaasi Muuse Biixi inuu is casilo. Cirro ayaa sheegay in Muuse Biixi uu been u sheegay shacabka Somaliand, taasi oo ah in ay iyaga Imaaraadka la galeen heshiiskii Berbera, balse wuxuu cirro...

Wabiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne e xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga cabsi qaba inuu fatahaad ka geysto qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada islamarkana ku dhow jiinka wabiga. Roobab ka da’ay magaalada Baladweyne iyo qeybo ka mid ah gobolka ayaa buux dhaafiyay wabiga taasoo cabsi badan ku abuurtay dadka degan xaafadaha magaalada. Qoysas ku noola ...

Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha midowga Yurub u qaabbilsan dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti u aqoonsadeen caasimadda dhaqanka iyo dalxiiska ee Sanadkan 2018-ka. Guddigan ayaa sidoo kale waxay sheegeen in Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle, uu yahay hoggaamiyaha Sanadkan ee dhanka dalxiiska, maaddaama...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku aadan Xaafadaha Magaalada Muqdisho. Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyada Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur oo hadal ka jeediyay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Degmada Xamarweyne oo lagu dhagax dhigayay Xafiiska Adeega Dadweynaha, ayaa sheegaya...

Dowladda Qatar ayaa si weyn ugu ololeyneysa in ay Soomaaliya jarto xeriirkii kala dhaxeeyay muddo sanado ah dowladda Imaaradka waxaana arintaasi ay abuuri kartaa caqabado hor leh oo soo wajaha Soomaaliya sidaasi waxaa sheegay Khabiir Mareykan ah oo ka faalooda Siyaasadda Dibadda. Khabiirka ayaa waxa uu sheegay in Imaaradku ay tababareen kumaan ciidamo Soomaaliyeed ah tan...

Warar soo baxaya   ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho uu lacag badan lunsaday Mudada gaaban uu joogo Xafiiska maamulka. Qaar ka mid ah Shaqaalaha maamulka Gobolka Banaadir oo si hoose xogtaan ugu dusiyay Wariyaha Xoghoose.com ayaa sheegay in Guddoomiye C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ku maqan tahay lacag fara badan oo qeyb ka ah canshuurta...

Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa xalay 08:00 fiidnimo waxa ay xireen Boqor Cusmaan Muxumed Maxamed (Boqor Buur-madow), kaasi oo si weyn looga yaqaano Soomaaliya. Booliska ayaa soo qabashada Boqorka waxa ay u adeegsadeen qaab aan wanaagsaneyn, kadib markii ay u isticmaaleen awood Millitari, sida ay inoo sheegeen dadka degaanka. Somaliland ayaa Boqorka ku eedeysay...

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar culus ku qaaday culimada Soomaaliyeed ee ka digtay Bandhig Faneedyada anshax darrada ah ee laga qabanqaabinayo magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa is weydiiyay in Wadaadadu ay waayeen wax ka muuhiimsan sida uu yiri “LUG LA BANNEEYO” oo ay ka hadlaan?!, wuxuuna ku eedeeyay...