Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada reegaay.com ayaa sheegaya in Xiisada ka dhex taagan Golaha shacabka oo ay dabada ka riixeyso Xukuumadda Soomaaliya uu si fudud ku xalin karo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi hadii uu Kheyre iyo kooxdiisa ku amro inay joojiyaan ololaha ka dhan ka ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Xildhibaano badan ayaa sheegay in Guddoomiye...

Qaar ka mid Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa saakay xiran, iyadoona Amniga Magaalada ay si weyn u adkeeyeen ciidamada Ammaanka. Isgoyska Tarabuunka, iyo dhammaan Wadooyinka soo gala Golaha Shacabka ayaa xiran, iyadoona halkaasi lagu daadiyay ciidamo dheeraad ah. Qaar ka mid ah Shacabka Muqdisho ayaa Risaala u sheegay in sidoo kale maanta xiran yihiin Jidka Makah Almukaramah. Waxaa...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo ka hadlayay Xiisadaha Siyaasadeed ee Dowladda Federaalka dhex muquuraneyso. Waxa uu sheegay in dalka marxalado kala duwan uu soo maray, maanta loo baahan yahay in aanan dib loogu celin wadadii dheereed ee loosoo maray. Taasi ayuu tilmaamay in looga gudbi karo in cararada la iska yareeyo, wixii is qabqabsi ahna lagu...

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku ballansanaa Fadhiga 3-aad, iyagoona lagu wargeliyay labo Ajende oo kala ahaa:- Mooshinka ka dhanka Gudoomiye Jawaari iyo Dhismaha Baladxaawo ee Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Faraamo aaya warqad soo jeedin ah uu u diray Guddoonka Baarlamaanka lagu hakiyay kulankii...

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo ka hadlayay Shir looga magac daray Xasilinta Hir-Shabeelle ayaa sheegay in dadka deegaanada maamulkaas looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan Xasilinta. Wasiir Caadle ayaa sheegay in ay Bulshada Hir-Shabeelle ay bari doonaan muhiimadda Amniga iyo Dhismaha Golaha Deegaanka Maamulkaasi...

Qof caadiga ah waxa uu dareemi karaa marka beenta loo sheegayo, haddii uu u fiirsado, waana wax gudaha aadanaha ku abuuran oo uu ku kala saari karo waxyaahaba aan saxda ahayn. Macnaha erayga Been Qaamuuskeenna Soomaaligu waxa uu ku sheegayaa waxaan jirin oo la sheego ama aan run ahayn. Guud ahaanna waa xaqiiqda oo la dhalan-rogo oo siday ay wax u jiraan mooyaane si ka...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Mooshinka ka yaala oo goordhow SHir Jaraa’id qabtay, ayaa ka hadlaya rimo dhowr ah oo ku saabsan howsha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya. Qeybta u horeysay Shirkiisa Jaraa’id, waxa uu diirada ku saaray mahad naq uu ujeedinayay; Xildhibaanadii taageersanaa, Guddigii Aqalka sare ee Xalinta Khilaafaadka, Culimada Somaliyed oo walaac...

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey oo xalay war saxaafadeed soo saaray ayaa waxa uu kaga hadlay xaalada hada jirta iyo waxa soo socda ee Goluhu uu doonayo inuu sameeyo, wuxuuna war-saxaafadeedkiisa ka koobnaa ilaa Saddex qodob. Wuxuu qoraalkiisa ku sheegay inuusan waxba iska bedelin sharcinimada iyo habraacii uu ku socday Mooshinkii...

Cali  dhuux  Cabdi Mahad Alle, duqii magaalada B/weyne ayaa isaga oo maanta saxaafadda kula hadlay magaaladaasi wuxuu kasoo horjeestay xil ka qaadistii dhowaan ay ku sameysay wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle. Waxa uu sheegay in Hirshabelle aanay shaqo wanaagsan ka hayn deegaannada loo doortay, sidoo kalena isaga uu ka dhiidhiyey go’aankii xilka looga...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa taageersan Guddoomiye (Jawaari) oo xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari). Xildhibaanada oo qoraal ay soo saareen ka koobnaa ilaa 6 qodob ayaa sababta Mooshinka uu ku jabay waxa ay ku...