Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Deegaan dhanka Koofur kaga beegan magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo la yiraahdo Qoryaale oo 25 KM u jira magaalada Jalalaqsi, ayaa lagu arkay arin ugub ku ah gayiga Soomaaliyeed taas oo ah Xaafad dhan oo guureysa. qaar ka mid ah  dadka  ku nool deegaanadaas  ayaa sheegay   ay     dhacdadaan ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in ay arkeen...

Deegaano hoos taga Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ay dadka deegaanka ay arkayeen diyaarado Dagaal oo Joog hoose ku duulaya. Diyaaradaha Dagaalka oo ka kooban Hal Miig iyo Saddex Helicopter ayay sheegeen in joog hoose iyagoo ku duulayo ay dul heehaabayaan Deegaano ay kamid yihiin Docoley oo Cadaado hoos tagta. Cilmi Axmed Aadan...

Intii dhawaanahanba ah waxaa jiray wisiisi ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Gobolka Gedo galay. Dhiiladaas waxay sii laba kaclaysay kolkii dawladda Kenya bilowday inay hirgeliso derbi ay ku sheegtay inay ka dhisayso xuduud-ku-sheegta. Hadaba sidee wax uga jiraan arrintaas, maxayse yihiin dhinacyada loo baahan yahay inay ka hadlaan? Sida aan kasoo xigtay dad aan isku meel...

Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta  Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ku leh Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Xildhibaanada ayaa maanta ka tiro badnaan doona tiradii ay ahaayeen kolkii hore, maadaama lagu biiriyay Xildhibaanada Baarlamaanka Ahlu sunna oo isagana ka kooban tiro lamid ah Xildhibaanada Galmudug. Mudanayaasha...

wararka  ka imanaya gobolka hiiraan ayaa sheegaya   in  qoys  ku nool deegn u dhaw magaalada  baladweyne ay qasheen cunug yar   oo dhalanaa maamlo un   side  ay no sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka.   waxaa  ay tilmaameen   in ay dhacdadan ku noqotay  layaab    balse loo maleynayao  in ay qabeen cudur juudaanka  tasnne ay keenatay   in cunugaan...

Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ah oo isku dhinac ah iyo ururka Al-shabaab ku dhexmaray degaano ka tirsan Gobolka Baay. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay weerar ku qaadeen fariisin Shabaab ay ku lahaayeen Tuulada Ceel-dhuun Adeegow oo 15-KM...

wararka   naga soo garaya magaalad abaaldweyne ee  xarunta gobolka hiiraan ayaaa shegaya in uu dhacay qarax cusul  oo dhawaaqiisa laga  maqlaya afarta  xaafadood ee magaalada baladweyne . qaraxan ayaaa yimid ka dib markii ciidamdo ka tirsan  ku wabo  dowlada soomaaliya  ay wadaas  ay mayareen  ku waa ku soo jeedaya garoon diyaaradaha ogaas qaliif ee magaalada...

Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa waxa uu ku dhex maray Xaafada aaga Xerada 77 oo ku taalla degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir. Dadka ku nool Xaafadaas qaarkood oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in ay ka war heleen dagaalka ciidamada dowladda dhexmaraya,isla markaana ay cabsi soo wajahday. Ciidamada Dowladda ee wada dagaalamay...

Maxkamada ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee gobolka hiiraan ayaa Maanta waxa ay xukuno ku driyda Saddex Nin oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Goobta uu xukunka ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo ehelada eedeysanayaasha, Shariif Macalin Xasan  ayaa lagu eedeyay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab una qaabilsanaa...

Madaxda Ciidamada Dalka Uganda ee loo yaqaan UPDF ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah Askarta Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya,kaas oo lagu helay dambi ah in uu kufsi u geystay Gabar 14 jir Soomaali ah. Raphael Olinga,waa Askariga lagu helay dambiga kusfiga islamarkaana shaqada laga eryay,warbixintan dhegeystay taliyaha Maxkamadda Ciidanka Uganda Jen. Andrew Gutti,isaga...