Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Warar dheraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ah oo isku dhinac ah iyo ururka Al-shabaab ku dhexmaray degaano ka tirsan Gobolka Baay. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Koonfur Galbeed ay weerar ku qaadeen fariisin Shabaab ay ku lahaayeen Tuulada Ceel-dhuun Adeegow oo 15-KM...

wararka   naga soo garaya magaalad abaaldweyne ee  xarunta gobolka hiiraan ayaaa shegaya in uu dhacay qarax cusul  oo dhawaaqiisa laga  maqlaya afarta  xaafadood ee magaalada baladweyne . qaraxan ayaaa yimid ka dib markii ciidamdo ka tirsan  ku wabo  dowlada soomaaliya  ay wadaas  ay mayareen  ku waa ku soo jeedaya garoon diyaaradaha ogaas qaliif ee magaalada...

Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda ayaa waxa uu ku dhex maray Xaafada aaga Xerada 77 oo ku taalla degmada deeyniile ee Gobolka Banaadir. Dadka ku nool Xaafadaas qaarkood oo la hadlay Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in ay ka war heleen dagaalka ciidamada dowladda dhexmaraya,isla markaana ay cabsi soo wajahday. Ciidamada Dowladda ee wada dagaalamay...

Maxkamada ciidamada Qalabka sida qeybta 27aad ee gobolka hiiraan ayaa Maanta waxa ay xukuno ku driyda Saddex Nin oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab. Goobta uu xukunka ka dhacayay ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo ehelada eedeysanayaasha, Shariif Macalin Xasan  ayaa lagu eedeyay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab una qaabilsanaa...

Madaxda Ciidamada Dalka Uganda ee loo yaqaan UPDF ayaa shaqada ka eryay mid ka mid ah Askarta Ciidanka AMISOM ee jooga Soomaaliya,kaas oo lagu helay dambi ah in uu kufsi u geystay Gabar 14 jir Soomaali ah. Raphael Olinga,waa Askariga lagu helay dambiga kusfiga islamarkaana shaqada laga eryay,warbixintan dhegeystay taliyaha Maxkamadda Ciidanka Uganda Jen. Andrew Gutti,isaga...

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Maamulka hir-Shabeelle ayaa waxaa Maanta isku-shaandheyn lagu sameeyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiaran. iyo xubno oo ka tirsan gobolka hiiraan. ...

Maraykanka, Canada, Ukraine iyo afar iyo toban dal oo ka tirsan Midowga Yurub ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay in ay dalalkooda ka eryayaan boqolaal dublomaasi oo Ruush ah, sababtuna tahay weerarkii sunta habdhiska dareen wadka disha loo adeegsaday ee ka dhacay Ingiriiska. Madaxweyne Trump ayaa amar ku bixiyey in lixdan ka tirsan shaqaalaha safaraadda Ruushka oo lagu...

Maamullada Galmudug iyo dowlad Goboleedka Gobollada dhexe ayaa sameeyay isku dhafka xubnaha Baarlamaanka ee labadaasi maamul. Munaasibad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug,ayaa waxaa la iskula dhafay Xildhibaannada Baaralamaanka labada Maamul iyada oo munaasibaddaas ay ka qeybgaleen madaxda Galmudug oo dhan. Madaxweynaha Maamulka Galmudug...

Dabley hubeysan ayaa xalay fiidkii degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay ku dileen wiil ka mid ahaa Dhalinyarada degmada oo si weyn loo garanayay, sida ay inoo sheegeen dadka degaanka. Dilkan oo si gaar ah uga dhacay qeybta 21-ka October ee degmada ayaa waxaa geystay laba Dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado, raggii dilka gaystay ayaa sidii caadada...

Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa wareysi 11 Daqiiqo socanayay oo uu siiyay Idaacadda Andalus oo ku hadasha Afka Shabaab wuxuu kaga hadlay xiisada ka taagan degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, taasi ka dhalatay is qabqabsi ku bilowday xuduuda labada dal. Wuxuu sheegay in aysan aheyn markii ugu horeysay oo Kenya ay qabsato...