Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Mooshinka ka yaala oo goordhow SHir Jaraa’id qabtay, ayaa ka hadlaya rimo dhowr ah oo ku saabsan howsha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya. Qeybta u horeysay Shirkiisa Jaraa’id, waxa uu diirada ku saaray mahad naq uu ujeedinayay; Xildhibaanadii taageersanaa, Guddigii Aqalka sare ee Xalinta Khilaafaadka, Culimada Somaliyed oo walaac...

Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudey oo xalay war saxaafadeed soo saaray ayaa waxa uu kaga hadlay xaalada hada jirta iyo waxa soo socda ee Goluhu uu doonayo inuu sameeyo, wuxuuna war-saxaafadeedkiisa ka koobnaa ilaa Saddex qodob. Wuxuu qoraalkiisa ku sheegay inuusan waxba iska bedelin sharcinimada iyo habraacii uu ku socday Mooshinkii...

Cali  dhuux  Cabdi Mahad Alle, duqii magaalada B/weyne ayaa isaga oo maanta saxaafadda kula hadlay magaaladaasi wuxuu kasoo horjeestay xil ka qaadistii dhowaan ay ku sameysay wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle. Waxa uu sheegay in Hirshabelle aanay shaqo wanaagsan ka hayn deegaannada loo doortay, sidoo kalena isaga uu ka dhiidhiyey go’aankii xilka looga...

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan kuwa taageersan Guddoomiye (Jawaari) oo xalay kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku dhawaaqay in sharci ahaan uu jabay Mooshinkii laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari). Xildhibaanada oo qoraal ay soo saareen ka koobnaa ilaa 6 qodob ayaa sababta Mooshinka uu ku jabay waxa ay ku...

Degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu arkay waxyaabo dadka ku nool Magaaladaas ay aad uga argagaxeen,kuwaas oo iyaga oo jawi hoose ku socda lagu arkay Hawada Magaalada Jalalaqsi   ee gobolka hiiraan Maamulka degmada Jalalaqsi oo la hadlay  warbaahinta   ayaa waxaa  ay  sheegeen in la’arkay waxaybo aad u weyn oo iftiimaya maadaama ay aheyd xili habeen...

Ciidamada amniga Gobolka Mudug ayaa maalmahan waxa ay wadeen Howlgallo lagu xaqiijinayo Amniga magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay aoo kordheen falalka ka baxsan amniga. Ciidamada ayaa Howlgaladan waxa ay ka sameeyeen dhammaan xaafadaha ay magaalada ay ka kooban tahay, waxayna ku soo qab qabteen dhalinyaro falal Amni daro ka waday magaalada Gaalkacyo. Taliyaha qaybta...

Hay’adda arrimaha dalxiiska u qaabilsan dalka Ethiopia ayaa tabarbar lagu baranayay sidii looga hortagi lahaa weerarada waxa loogu yeero Argagixisada u qabatay qaar ka mid ah shaqaalaha iyo milkilayaasha Hotelada ku yaalla dalkaasi. Ku xigeenka hay’adda dalxiiska ee dalkaasi Yechale Mihiret ayaa sheegay in tababarkani u jeedkiisu uu yahay sidii ka qeyb galayaasha lagu...

Wararka laga helayo xarunta Maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa waxa ay sheegayaan in Haweeney Cunug ay dhashay ku riday Musqul (Suuli). Dhacdadaan ayaa waxa ay ka dhacday Xaafada lagu Magacaabo Dayax oo ku taalla Magaalada Dhuusamareeb,waxana ka warhelay ama ogaaday dad deris la ah Haweeneyda,iyaga oo Musqusha ka soo saaray Cunugii yaraa. Wararka aan heleyno ayaa waxa...

Deegaan dhanka Koofur kaga beegan magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo la yiraahdo Qoryaale oo 25 KM u jira magaalada Jalalaqsi, ayaa lagu arkay arin ugub ku ah gayiga Soomaaliyeed taas oo ah Xaafad dhan oo guureysa. qaar ka mid ah  dadka  ku nool deegaanadaas  ayaa sheegay   ay     dhacdadaan ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in ay arkeen...

Deegaano hoos taga Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa labadii maalin ee lasoo dhaafay ay dadka deegaanka ay arkayeen diyaarado Dagaal oo Joog hoose ku duulaya. Diyaaradaha Dagaalka oo ka kooban Hal Miig iyo Saddex Helicopter ayay sheegeen in joog hoose iyagoo ku duulayo ay dul heehaabayaan Deegaano ay kamid yihiin Docoley oo Cadaado hoos tagta. Cilmi Axmed Aadan...