Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Kooxaha gurmadka degdega ah ee ka howlgallada Dalka Liibiya ayaa weli raadinaya Dadka lagu waayay Daadadkii ku rogmaday Magaalada Xeebta ku taal ee Derna dhibaatada weyn gaarsiiyay Dadkii halkaas degenaa. Saraakiil katirsan Kooxahaas gurmadka wada ayaa rejo ka muujiyay in ay soo helaan dadka la waayay oo lagu tuhmayo in ay ku hoos jiraan dhismaha dumay ee Magaalada Derna,...

iidanka dowladda oo garab ka helaya ciidamada daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka ayaa shalay kooxda Al Shabaab kala wareegay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Galgaduud. Sidoo kale, Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha balluuga ah ee Xukuumadda a Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, oo qeyb ka ahaa howlgalka lagu xureeyay Bacaadweyn ayaa sheegay in...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini) oo horay Magaalada Xarardheere ugu dilay Saacid Cali Cabdi Shabeel oo ay Ciidanka Xoogga ka wada tirsanaayeen ku fulay dil toogasho ah. Toogashada Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini) ayay maxkamadda qalabka sida qeybta wareegto ka fulisay magaalada Xarardheere ee Gobalka Mudug...

Booliiska ee ka howlgala magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa xabsiga dhigay nin hubeysan oo muuqaalkiisa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn loogu baahiyay. Sidoo kale, shaqsigan hubeysan ee ciidamada xireen ayaa waxaa muuqaalkiisa duubay kaamirada CCTV , isaga oo si xoog ah iyo qoray caaradiisa kaalin shidaal gaari uu watay shidaal uga...

Bisha December ee sanadka 2024 ayaa loo asteeyay waqtiga ugu dambeeya ee ay Soomaaliya ka baxayaan guud ahaan ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika Taliska Ciidamada ATMIS ayaa  hadda bilaabay Wajigii Labaad ee dhimista Ciidamada midowga Afrika ee ka baxaya Soomaaliya. ATMIS ayaa maanta baneeyey Saldhigga Ciidanka Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe kaasoo lagu wareejinayo...

Golaha nabada iyo amniga ee Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay weeraradii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ka geysteen Soomaaliya, kuwaas oo sababay dhimasho badan iyo dhaawac. ⓘ War saxaafadeed kasoo baxay golaha nabada iyo amniga Midowga Afrika ayaa hoosta looga xariiqday in al-Shabaab ay weli tahay khatarta ugu weyn ee nabadda iyo ammaanka Soomaaliya. “Golaha...

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dabkii fiidnimadii xalay ka kacay Suuqa ganacsiga ee magaalada Wajaale oo dhaca xadka ay wadaagaan Dowlad Deegaanka Soomaalida iyo Somaliland. Warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada maamulkaas ayaa lagu sheegay in, “Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu murugada iyo tiiraanyada la qaybsanaya muwaadiniinta hantidoodii ku waayey...

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa fariin hambaliyo u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Galmudug ka dib qabashadi Saakay ee degmada Bacaadweyne Madaxweynaha ayaa aad u soo dhoweeyey guulaha is dabajooga ah ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca shacabka, waxa uuna bogaadiyay horumarka...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York oo ay uga qaybgalayaan Shirka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadli doona horumarradii ugu dambeeyey ee Dowladda Soomaaliya ka sameysay dhinaca amniga...

Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha Sagaalad ee xildhibaannada dhallinyarada Adduunka oo ka furmay dalka Vietnam. Shirka ayaa diiradda lagu saaraya doorka dhalinyarada ee xaqiijinta u jeedooyinka horumarka waaro iyadoo la adeegsanayo Tiknoolajiyada casriga ah, iyada oo Xildhibaanada ay ku soo bandhigeen...