Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Sam of Somalia ama ‘Saamkii Soomaaliya’ waa magaca uu ku isticmaalo baraha bulshada, magiciisa saxda ah waa Sam Martin Burr waxa uu kasoo jeedaa cornwall oo ka tirsan dalka Ingiriiska, waa aabe dhalay labo carruur ah, waxa uu diinta Islaamka kuso biiray isaga oo 17-sano jir ah. Waxa uu dhowaan booqasho ku tagay Soomaaliya oo uu muddo dhowr sano ah barihiisa bulshada...

hirkadda Tiktok ee aadka u isticmaalaan dhallinyarada caalamka ayaa cadaadis xooggan kala kulmeysa qaar kamid ah waddamada Yurub, kuwaa oo u yaalla xeerar iyo sharciyo adag lagula soconayo baraha bulshada. Sidoo kale, Hay’adda dhowrista xogta dadweynaha ee dowladda Ireland ayaa dacwad kusoo oogtay shirkada Tiktok, waxa ayna hay’adan oo Tiktok ku heshay in ay xad-gudubyo...

Gaashaanle Mukhtaar Xasan Tifow (Shaah-macabe) oo ahaa taliyihii Guutada 25 aad ee Cumar Bin Khataab ee xoogga dalka, ayaa nolol iyo geeri lagu waayay waxii ka dambeeyay weerarkii Al Shabaab ku qaadeen deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud, Warar kala duwan oo soo baxay ayaa sheegayay in taliyaha uu ku dhintay duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka geesteen Cowsweyne...

Ciidanka Xogga dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa si buuxda ula wareegay magaalooyinka Bacaadweyn, Qaycad iyo dhammaan dhulka u dhaxeeya Qodqod iyo magaalada Camaara. ⓘ Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Alshabaab  ay isaga carareen magaaladaan ka dib markii dhammaan difaacyadii magaaladaan ay ka ilaalin jireen lagu soo jabiyay dagaaladii...

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Liibiya ugu baaqday in aanay xabaal-wadareed loo sameyn dadkii ku dhintay musiibadii dhowaan ka dhacday dalkaas ee galaafatay nolosha dad badan oo ku sugnaa goobihii daadadku ku rogmadeen. WHO ayaa sheegtay in la hagaajiyo hannaanka aaska dadkaas balse aanay laga fikirin in ay aad u badan yihiin, Mas’uuliyiintaan katirsan Hay’adda...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo aroornimadii hore ee saakay ku dhexmaray ciidanka Itoobiya iyo kuwa Al-shabaab deegaanka Booco oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool. ⓘ Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Itoobiya oo ku socday degmada Waajid ay weerar dhabagal ah la eegteen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Dagaalka...

Waaxda Amniga Mareykanka ayaa ka digtay halista ka dhalan karta weerarro gudaha iyo dibadda ah oo khatar badan dhalin karta kuwaas oo suuragal ah in ay dhacaan sanadka soo socda 2024 sida ay hadalka u dhigeen. Madaxda sare ee Mareykanka ayay la wadaageen khatar aad u sarraysa oo la xiriirta weeraro ka imaan kara weerarro ay ugu yeeraan kuwa ‘Argagixisada’ waxaana warbixintooda...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo xildhibaanno katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shalay ka bad baaday weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay gobolka Mudug ayaa la keenay Muqdisho. Masuuliyiintan iyo dad kale oo kusoo dhaawacmay weerarkii deegaanka Laas-gacamey ayaa diyaarad gaar ah lagu keenay Muqdisho, waxaana lala tacaalayaa...

Waxaa bannaanka usoo baxay hadallo in badan afka lagu hayay maalmihii u dambeeyay oo ah in militariga afgambiga ku qabsaday Dalka Niger uu beegsanayo muwaadiniinta faransiiska kaddib markii Dowladdoodu diiday in isaga baxdo dalkaas. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa shaaciyay In safiirkiisa Niger Sylvain Itte iyo diblumaasiyiin la joogtay lagu afduubtay Niamey...