Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Maxamed Cabdi Waare, Madaxweynihii hore ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ahna Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada ayaa ka digay in la siyaasadeeyo dagaalka ka dhanka ah ‘AS’ ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyadu ku dhawaaqeen. Waxa uu dhaliil kala dul dhacay siyaasiyiin badan oo falcelinta ay ka...

Hiba Maxamed Cuddoon (Hiba Nuura) oo kamid ahayd fannaaniintii hoballada Qaranka Waaberi ayaa tacsi kaddib waxa ay ka xog-warrantay taariikhda Allaha u naxariiste Ustaad Axmed Naaji Sacad oo fanka ku jiray waqti dheer oo xalay ku dhintay Dalka Ingiriiska. Hiba Nuura waxa ay Axmed Naaji ku tilmaamtay in uu ahaa Mu’alif wax curiya, Mulaxam oo laxanka heesaha saara, Musishan...

Taliyaha Ciidanka Lugta Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal culus oo Shalay ku dhexmaray deegaanka Daarunicma ee gobolka Shabeellaha Dhexe ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo kooxda Al-shabaab. ⓘ Sareeyo Guuto Axmed Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka xoogga iyo kuwa dadka deegaanka ay...

Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah xubnaha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in la aqbalo go’aamadii ay madaxda dhaqanku ka gaadheen khilaafkii doorashooyinka Somaliland. ⓘ Waxa uu sheegay in xeer sheegaya in la qabto doorasho isasaar ah hore loo sameeyay lakiin markii danbe daaqada laga tuuray, kadibna markii odayaashu...

Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Somaliland ayaa guddi 11 xildhibaan ka kooban u saaray iswaafajinta xeerka doorashooyinka iyo soojeedintii madaxda dhaqanka ee khilaafka doorashada. ⓘ Guddidan oo loo asteeyay in ay keento xeer doorasho oo waafaqsan isasaarka doorashooyinka madaxweynaha iyo ururada siyaasada, ayaa buuq ka dhexdhalisay golaha iyadoo xildhibaanada...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa inta uu joogo kulamo kala duwan la yeelan doono madaxda dalka Qatar, oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka...

Hay’adda Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa sheegtay in ay aastay 42 mayd ah oo lagasoo saaray jiida hore ee dagaalka Sool. Hay’adda ICRC waxay sidoo kale booqatay in ka badan 300 oo maxbuus oo kamid ah ciidamadii Somaliland ee lagu qabtay dagaaladii ka dhacay Laascaanood. ⓘ War-saxaafadeedka ICRCda ayaa lagu xusay in toddobaadkii la soo dhaafey...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal maanta ka qarxay deegaanka Daaru-Nicma oo hoostaga degmada Ruun-Nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo u dhexeeyo dowladda iyo as. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay xubnaha As weerar culus ku qaadeen fariisimo ay halkaas ku leeyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa Macawiisleyda, waxaana kadib sidaas...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta la ballansan dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin oo ay kawada hadlayaan qodobo dhowr ah oo qaarkood labada dhinac horay ugu wada hadleen sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan. Erdogan iyo Putin ayaa diiradda saaraya sidii Madaxweynaha Ruushka loogu qancin lahaa dib usoo celinta heshiiska gargaarka bani aadamnimo ee laga qaadayo...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad shalay tagay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, tan iyo markii uu dib u billowday dagaalka lagula jiro argagixisada. Sida ay sheegtay madaxtooyada, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada...