Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad shalay tagay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, tan iyo markii uu dib u billowday dagaalka lagula jiro argagixisada. Sida ay sheegtay madaxtooyada, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada...

Inta aanan u dhaadhicin xiisaddan cusub, waxaa xusid mudan in dalalka Algeria iyo Morocco oo ah laba waddan oo carbeed oo dhaca Waqooyiga Africa, ay safaaradaha kala rarteen sannadki 2021-ki. Waxaa intaasi dheer, in xuduuddaha labadan waddan ee deriska ah ay xirnaayeen tan iyo sannadki 1994-ki. Sababta ayaa ah in xiriirka labada waddan uu tan iyo xorriyadahoodii ahaa mid...

iidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa soo ay  hore ugu saareen kooxda Al- Shabaab. Ceelbuur waxa ay ka mid ahayd meelaha isha aad loogu hayay ee ay ku sugnayeen hoggaamiyaasha kooxda Al- Shabaaab ee dowladda ay aad u doon-doonaysay iyo saxiibada kale ee ku garab siinaya dagaalka. Waxa jira in tuhuno...

Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay kulan looga hadlay dardargelinta howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ si loo dhammeystiro wajiga 1aad ee howlgalladaas ay ku dhawaaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiiro, Xildhibaanno, Saraakiisha Ciidanka iyo xubno kala duwan ayaa kulankaas isaga...

Hadal si aad ah u dhibsadeen dadka badan oo ku nool magaaalada Muqdisho ayuu ka jeedayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho meel fagaara ah oo ku taala magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha in bishan September 2023  mushaarka shaqaalaha dowladda hoose ay ugu deeqeen ciidanka Dowladda ee howlgalka kala soo horjeeda kooxda Al- Shabaab. Madaale...

Benjamin Netanyahu Ra’iisul Wasaaraha Israel ayaa amar degdeg u dhaqangalaya ku faray ciidamadiisa in ay masaafuriyeen muwaadiniinta u dhashay Dalka Eretareeya ee qaybta ka qaatay rabshado ka dhacay Tel Aviv. Ra’iisul Wasaaraha Israel ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in guud ahaan muwaadiniinta Afrika ee la jooga in la masaafuriyo si looga hortago rabshadaha ay qaybta...

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ku sugan dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qorshaha safar uu shalay galinkii dambe ku gaaray Maxaas madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. ⓘ Wasiirka ayaa sheegay in safarka madaxweynaha dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud...

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo cusub geysay jiidaha hore ee dagaalka, gaar ahaan bariga gobolka Galgaduud, kadib maalmo ay ciidamadaasi dib ugu gurteen deegaano ka tirsan gobolkaasi. ⓘ Ciidamo gaaraya 1,500 oo askari ayaa loo diray gobolka, waxaana saraakiil ay horkacayaan xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka ay ku sagootiyeen ciidamadan magaalada xeebta...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada...

Kumanaan qoys oo horey uga  barakacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa ku dhawaad 10 bilood kaddib dib ugu laabtay magaaladaasi, kaddib markii maamulka SSC-Khaatumo ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta amniga magaalada Laascaanood. ⓘ Inkastoo magaalada Laascaanood uu gaaray burbur aad u xooggan, haddana dadka ayaa bilaabay inay dib guryahooda...