Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Darawalada Gaadiidka kala duwan ee ka Shaqeeya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari Puntland ayaa waxaa ay dhigheen banaanbax, iyaga oo shaqa joojin sameeyay. Darawalada ayaa waxaa ay ku sheegeen sababta ay Shaqa joojhinta u sameeyeen inay tahay kadib markii la diiday  isticmaalka lacagta Shillinak Soomaaliga ah, caqabadaas oo maalmihii la soo dhaafay ka taagneyd...

Qaraxaan oo geystay khasaaro dhimasho ah  ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne, iyada oo jugtiisa siweyn looga maqlay Xaafadaha Magaaladaas. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay laamiga Bacadada re Xaafada howl-wadaag, waxaana ku dhintay Hal Askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka macawuusleeyda...

Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle oo kulan maanta ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay mudada madaxweyne Cali Maxamed Xusseen Cali Guudlaawe uu ku soo magacaabayo xubnaha Golaha Wasiirrada Hirshabeelle. Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Gobolleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa labaad Mahad Xassan Cismaan...

Ugu yaraan sideed qof ayaa dhimatay ka dib markii mashiinka lagu neefsida dab ku qabsaday isbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala magaalada Koofurta Turkiga ee Gaziantep, sida uu xaqiijiyay isbitaalku. Qeybta mashaqada ka dhacday ayaa ah qolka la seexiyo dadka la il-daran xanuunka corona ee isbitaalka  jaamacadda Sanko, sida lagu sheegay bayan ka soo baxay jaamacadda. Todobo...

Wararka laga helayo dgemada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo barakac ay sameeynayaan qaar kamid ah Shacabka ku nool degmadaas. Dadka qaarkood ayaa la sheegay inay ka cabsi qabaan inay dushooda ku dagaalamaan Ciidamada dowladda Soomaaliya ay geysay gobolka Gedo & Ciidamada Wasiir Janan iyo kuwo kale oo ay dowladda Kenya...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Gaalkacyo goob lagu soo dhaweynayay Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble. Qaraxa ka dhacay Galkacyo dhinaca Gaalkacyo waxaa ku dhintay Taliye Kuxigeenkii ciidanka Danab ee Galkacyo MARSHO. Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay duqii...

Dowladda Uganda ayaa Taliye cusub u soo magacawday ciidankeeda jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM. Gen. Don William Nabasa ayaa bedeli doona Gen. Richard Otto, oo muddo sanad hoggaanka u hayay ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya. Munaasabad kooban oo xilka kula wareegayay Gen. Don William Nabasa ayaa sheegay in sida ugu wanaagsan uu shaqadiisa kaga...

Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta  dad  goobjoogayaal ruux isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku miidaamiyay Al-baabka laga soo galo Garoonka Ciyaaraaha ee Cabdullaahi Ciise ee Gaalkacyo halkaasi oo ay ka socotoy Xaflada soo dhaweynta Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha Galmudug. Ruux ayaa isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen Askar ka mid ah ilaalada Ra’iisul...

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeeray dayactir ay bulshada reer Cadaado ku samaynayaan wadada lamiga ah ee magaalada dhex marta, waxaana uu Ra’iisal wasaaruhu xusay in xukuumaddu ay taageerayso mashruucaasi isxilqaanka ku bilowday. Ra’iisal wasaaraha...

Wafdi ka socda he’yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka qaxootiga ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha ku yaala gobalka Tigray ee dagaaladu ka jiraan. Wasiiru dowlaha nabadda Itoobiya Frealem Shibabaw, oo wafdiga qaabishay ayaa sheegtay in Itoobiya ay muhiimad gaar ah siineyso...