Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa qorsheyneysa saldhigyo cusub oo ay dooneyso in ay ka sameysato qaaradda Afrika, si ay u xoojiyo loolanka adag ee kala dhaxeeya Dowladda Mareykanka. Wadamada indhaha Shiinaha saaran waa Kenya, Seychelles, Tanzania iyo Angola, waxaana ay dooneysaa in ay geyso daraasiin Ciidan oo kamid ah kuwa difaaca dalkaas si ay u muujiyaan cududda...

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa shaacisay in dalal dhowr ah ay safka hore ka galeen musuq maasuq lagu sameeyay dhaqaalihii loogu talo galay la dagaalanka Cudurka Coronavirus. Dalalka ay Hay’adda tilmaamtay ayaa waxaa ay kala yihiin, Soomaaliya, Uganda, Kenya, Zimbabwe,iyo Nigeria, kuwaas oo lagu tilmaamay inay safka hore kaga jiraan musuqmaasuq lagu sameeyay...

Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay natiijada Imtixaankii Dugsiyada sare oo ay sanadkaan qaaday Wasaaradda,waxaana imtixaanka sanadkaan u fariistay  ku dhawaad 34 Kun oo Arday. Ardayda Imtixaanka laga qaaday ayaa ku kala sugan degaannada Dowlad Goboleedyada, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo Galmudug, iyada oo sanadkii labaad...

Latif Ladin oo kamid ahaa ciidamadda difaaca Dadka Malaysia oo daabacay qoraal uu kaga hadlaayay Maalinta Xorriyadda dalkiisa ayaa Allah ka tuugay in dalkeedu uusan lamid noqon Soomaaliya, oo uu sheegay in ay ka socdaan Musuq, Jahawareer iyo colaadu hubaysan. Siyaasiyiinta dalkiisa ayuu ku waaniyey tanaasul si dalkaasi uusan u noqon mid Soomaaliya oo kale sida uu qeexay qoraalkiisa...

Daraasiin dad ah ayaa ku dhintey kadib iska horimaad u dhexeeyey dad reer miyi ah iyo dagaalyahanada xarakada Al-Shabaab, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka Shabeelow ee gobolka Mudug.. Afhayeenka maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur oo uu soo xigatay telefishinka Al-Jazeera ayaa sheegay in ku dhowaad 30 oo ay ku jiraan 16 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay dagaalka. “Waxaan...

 Madaxa Xisbiga Dhaq-dhaqaaqa Qaranka (MHP) ee Turki Devlet Bahçeli ayaa shaaca ka qaaday in dagaal ay la galaan Greece “uu waqti un naga xigo”, waxaa sidaas weriyey wargeyska The New Khaleej. “Waa wax aan lagu fikiri karin inaan dhabarka xejino danaheena taariikhiga ah ee badaha Mediterranean iyo Aegean,” ayuu Devlet Bahçeli ku yiri bayaan uu soo saaray. “Waxaa...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay isk hor imaad xalay ka dhacay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii ay is-rasaaseeyeen koox la sheegay in miino ku aasayeen wado dhex-marta Suuq Bacaad iyo ciidamada ammaanka Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in la toogtay mid ka mid ah raggii aasayey miinada, halka ay...

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir lagu dilay Axmed Xuseen Nuur (Keyse), kaas oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo dhowaan ka qalin-jebiyey Jaamacad. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in xalay ay marxuumka ku dileen xaafadda Buulo-Xuubey, kadibna ay goobta isaga baxsadeed. Ragga dilay marxuumka oo gaareyey illaa 3 nin ayaa ahaa burcad,...

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa daah furay kulan ay la yeesheen madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” Gudoomiyaha wuxuu u sheegay Axmed Madoobe in dalka u baahan yahay badbaado, ayna tahay in la isku yimaado la wada hadlo, lana tanaasulo si dadka iyo dalkaba loo badbaadiyo. Cabdi Xaashi...

Ilo xog ogaal ah oo aan ka helnay Saraakiil sarsare oo katirsan Hay’ada NISA ayaa xaqiijiyey in Ciidanka Ilaalada Shacabka loo yaqaano ee hoostaga NISA lahoos geeyey Teliyaha Hogaanka Dabagalka Siyaasiyiinta NISA. sraakiishan oo diiday in magacooda xigano ayaa sheegay in ciidanka ilaalada shacabka la hoos geeyay hoggaanka cusub ee dabagalka Siyaasiyiinta oo u taliyaha...