Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Waxaa magaalada Muqdisho si xooli ah uga socda dadaalada loogu jiro diyaarinta shaqsiyaadka ku loolami lahaa Kursiga uu iska casilay Guddoomiyihii baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Shaqsiyaadka u taagan Kursiga uu iska casilay Jawaari ayaa ololahooda ka dhexwada Hoteelada ku yaalla magaalada Muqdisho iyo goobaha amaanka ah oo ay degan yihiin Xildhibaanada...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shalay dib ugu laabtay Xafiiskiisa ku yaala dhismaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee degmaa Deyniile kadib markii uu ka soo dhamaaday mashquulkii ka dhashay Mooshinkii Guddoomiye Jawaari. Madaxweynaha markii uu ku laabtay Gaashaandhigga waxa uu kormeer ku tagay Kulyada Jaalle Siyaad oo u dhaw Dhismaha Wasaaradda...

Mid  ka mid ah  dadka  ku nool gobolka hiiran   ayaa sheegay in koox hubeysan ay rasaaseeyeen Gaari Homey oo ay saarnaayeen dad shacab ah. waxaa uu   sheegay in dadka lagu rasaaseeyay duleedka magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxa uuna ka baxay Gaarigaasi magaalada Muqdisho. Rasaasta ayaa waxaa ku dhaawacmay 4 qof oo ay ku jiraan Hooyo iyo Canug yar...

Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Dowlada Fadaraalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay in ay jiraan Hotelo lagu sameeyo waxaybo aan ogolyn diinta Islaamka,isal markaana tallaabo sharci ah laga qaadi doono. Masuuliyiinta Wasaaradda oo shir Jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Wasaaraddu ay Gacan bir ah ku qaban doonto Hotealda ku howlan sameynta waxyaabaha...

Wararka aan ka heleyno magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa sheegaya in Siyaasiga Mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka C/raxmaan C/shakuur Warsame kullamo uu magaaladaasi kula leeyahay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Kenya iyo Beesha caalamka. Illo xog ogaal ah oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa inoo sheegay in C/raxmaan C/shakuur uu Mas’uuliyiinta Beesha...

Rag hubeysan ayaa xalay fiidkii waxa ay degaanka Carbiska oo ku dhaw degmada Afgooye ku dileen laba Askari oo ka tiran Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Inta aanu dilka dhicin ayaa raggii hubeysnaa waxa ay rideen rasaas badan oo ay ku kala eryanayeen dadka shacabka ah ee halkaasi ku sugnaa, maadaama goobta ay aheyd Maqaaxi lagu Shaaheeyo, kadibna waxa ay si toos...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay Dowladda Masar la garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa marka hore ugu hambalyeeyay Madaxweyne Sisi guushii uu ka...

Wararka naga soo gaaraya Xarunta maamulka HirShabelle ee magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaa uu ka socdo kulamo gaar gaar ah oo u dhexeeya Xildhibaanada Mooshinka kawada Hogaamiyaha maamulka Maxamed C/waare. Xildhibaanada Mooshinka kawada Waare oo iminka tirro ahaan kordhay ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay wadaan diiwaan galinta Xildhibaano dheeri ah oo kusoo biiray...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga ee uu ku shaqeynayay muddadii ugu dambeeysay. Madaxweynaha oo horay loo shaaciyey in uu shaqadiisa u wareejiyey Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa todobaadyadii ugu danbeeyey dib ugu soo laabtay Xarunta Madaxtooyada, si uu u soo...

Saraakiisha ciidamada xooga Soomaaliya ayaa guulo ka sheegtay dagaalo ay la galeyn Al-shabaab, kuwaas oo ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Beladweyne , Maxaas iyo Matabaan oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Af-hayeenka ciidamada xooga ee gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Cagajoof oo la hadlay warbaahinta dowlada ayaa sheegay in Al-shabaab ay ka dileyn 30 dagaalame sidoo kalane...