Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Magaalada Beledweyne ee Gobolka hiiraan waxaa hadda ka bilaabatay doorashada laba kursi oo kamid ah golaha Shacabka, kuwaas oo kala ah Kursiga HOP#063 kaas oo ay kutartamayaan ilaa 9 musharax iyo Kursiga HOP#011 oo ay ku tartamayaan laba musharrax. Shalay ayaa qorsuhu ahaa in la qabto  doorashada  balse dib loo dhigay sababo la xiriira muran dhinaca ergada ah oo ka...

Taliyaha Qeybta 27aad ee ciidanka dhulka xooga dalka Somaliyeed Gen, Axmed Maxamed calasoow {Tareedishe} ayaa gaaray Degmada Buulaburde ee Gobalka hiiraan waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Saraakiil ka tirsan Qeybta 27aad ee ciidamada Xoogga dalka. Taliyaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehlinaya Taliyaha Guutada Afaraad ee qeybta 27aad Janeraal Saneey Cabdulle & Saraakiil...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo oo kusugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xarunta guud ee Qaramada Midoobay kulan ballaaran kula qaatay mid ka mid ah ku-xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay. Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen oo ay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ku lafo gureen...

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Waajid oo oo kamid ah degmooyinka Gobolka Bakool. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga a dowladda iyo kuwa koonfur Galbeed ee degmada Waajid, waxana halkaasi ka dhacay dagaal...

Waxaa Maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ay ka dhacdo doorashada laba kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Baledweyne, kuwaas oo tartankooda aad u adag yahay. Labada kursi ee Maanta doorashadoodu dhaceyso ee sida weyn indhaha loogu wada haayo ayaa kala ah HOP 011 iyo HOP 063, waxaana ku fadhiyay afartii sano ee la soo dhaafay...

Maxkamadda sare ee magaalada Kampala ayaa ku amartay xafiiska socdaalka ee Uganda, in dadka asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya la siiyo dhalashada Uganda hadii ay buuxinayaan shuruudaha sharciga Uganda. Xukunka oo uu soo saaray garsoore Musa Ssekaana ayaa kadanmbeeyay, dacwad ay sannadkii 2019-kii gudbiyeen 7 xubnood oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Uganda iyo ururrada...

Guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee maamulka Jubbaland ayaa Maana oo Isniin ah taariikhduna ku beegan yahay 21/3/2022 waxaa ay soo geba-gabeeyeen doorashada 27 Kursi ee taalla Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Guddiga ayaa Maanta qabtay labadii kursi ee ugu dambeeysay kuraasta taalla Kismaayo, waxaana kusoo baxay laba Xildhibaan oo Cusub kadib markii...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa ku faanay in Maamulkiisa uu noqday maamulkii ugu horreeyay ee dhaqan geliya heshiiskii 17-kii September sidoo kalena fuliya heshiiskii degaan doorashada labaad. laftagareen oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ayuu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed uu yahay...

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa Beyruud uga qeybgalaya shirka Madasha Carabta ee ‘Himillooyinka Horumarka waara (SDG), ka soo kabashada iyo u adkeysiga dhibaatoyinka’ kaas oo loo qabto dowladdaha Carabta. Shirka waxaa lagu falanqeynayaa...

Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu barbardhigay halganka dadka reer Ukraine ee dagaalka kula jira duulaanka Ruushka iyo dadka ku nool Britain ee u codeynaya Brexit ama ka bixitaanka Midowga Yurub. Hadaladda Mr Boris Johnson ayaa caro ka dhex abuuray siyaasiyiinta UK iyo kuwa Yurub labaduba. Donald Tusk, madaxweynihii hore ee Midowga Yurub, ayaa hadaladaladan ku...