Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidamada Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Ciidanka Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay degaano ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa Saraakiisha DANAB sheegeen in laga sameeyay degaannada kala ah, Muduloow Qutuuto, waareey Buulo-hareeri Iyo Dhanlojo, isla markaana lagu...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa bartiisa Twitter-ka ku shaaciyay inay heshiis dhanka wax soo saarka shidaalka ay la galeen shirkadda Costline Exploration ltd. “Waxaan ku faraxsanahay in aan iclaamiyo inaan saxiixnay Heshiis Wax Soo Saar Wadaag 7 xirmood ah la galnay shirkadda Costline Exploration ltd. Waa guul usoo hoyatay...

Magaalada Beladweyne xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay qarax uu fuliyay qof isku soo xiray Walxaha Qarxa, waxa uu sababay dhimasho, Dhaawac iyo burbur hanti sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan. Qaraxa waxa uu si gaar ah uga dhacay inta u dhaxeysa Xarunta Lama-galaay iyo Buundada Liiq-Liiqato oo martigelisay kulamada looga hadlayo Amniga Beledweyne, Doorashooyinka...

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay  Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Sida ay xaqiijiyeen dadka dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta gobolka Hiiraan iyo agagaarka Buundada Liiqliiqato. Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo nooca Qaraxa iyo Khasaaraha ...

Barnaamij muhiim ah oo ay IMF taageerto oo lagu maalgeliyo mushaaraadka ciidamada iyo adeegyada kale ee muhiimka ah ee Soomaaliya ayaa dhici doona bisha May ee sanadkaan. Hay’adda IMF ayaa  sheegtay haddii ay jiraan dib u dhac kale oo ku yimaada doorashada Soomaliya in ay adkaan doonto in la cusboonaysiiyo, islamarkaana Soomaaliya ay wajihi doonto xaalad dhaqaalle xumo...

Warsaxaafadeed kasoo baxay qaar kamid ah musharrixiinta Golaha Shacabka ee kuraastooda taallo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa walaac ka muujiyay sida loo xulayo Ergada doorashada kuraasta ay doonayaan iyo Amniga Goobta lagu qabanayo doorashadooda. Warsaxaafadeedka oo ay ogeeysiiyeen Ra’iisul Wasaare Rooble, Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal...

Beesha Caalamka ayaa ka hadashay doorashooyinka Golaha Shacabka ee qabsoomay iyo kuwa harsan, iyaga oo ku baaqay in doorashooyinka lagu dhameystiro waqtigii loo asteeyay. Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeed kasoo baxay Beesha Caalamka. Saaxiibada caalamku waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii ​​kala bar qabsoontay. Saaxiibada caalamku...

Maleeshiyaad hubeysan ayaa laba qof oo Shacab ahaa waxaa ay ku dileen Deegaanka Saaxo ee Gobolka Mudug, iyaga oo dilka kadib goobta ka baxsaday. Maleeshiyaadka dilka geystay ayaà ka yimid dhinaca Deegaanka Galiinsoor ee Gobolka Galguduud sida wararku sheegayaan, wuxuuna dilla salka ku hayaa aanooyin qabiil. Dadka kunool degaanka Saaxo ee Gobolka Mudug ayaa waxaabay...

Diyaarad sidday Ciidamo la sheegay inay yihiin ilaalada gaar ah ee Fahad Yasiin Xaaji Daahir kana ambabaxday Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Beledweyne, kuwaas oo horudhac u ah Fahad Yaasiin oo ku wajahan Magaalada Beledweyne. Fahad Yaasiin ayaa u sharaxan kursiga HOP#086 oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyo Faarax...

Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayaan Ciidamada Daraawiishta dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ka dhan ah Burcadda hubeysan ee dadka dhaca u geysanaya waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka oo ay hoggaaminayaan Taliyaha Ururka 64aad Guutada 7aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Cali Cabdulaahi...