Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulada Galmudug & Jubbaland ayaa shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada min Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Kismaayo ee Gobolada Galgaduud iyo Jubbada Hoose. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in Maanta...

Xalay Saqdii dhexe ayaa waxaa qaraxyo iyo weeraro toos ah ay Al-Shabaab ka geysteen degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, Xaafada Daaru Salaam, degaanka Calamada iyo Ceelasha Biyaha oo dhamaantood ka mid ah Magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda. Weerarka Koowaad ayaa ka dhacay degmada Kaxda kadib markii Al-Shabaab ay Saldhiga degmada Kaxda ku qaadeen weerar ku billowday Gaari...

Wasiirka Qorsheynta Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdinaasir Geelle ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa. Wasiirka Qorsheynta ayaa sheegay inuu is casilaadiisa u gudbiyey madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor isla markaasna uu dib faahfaahin uga bixin doono sababta uu isku casilay. Cabdinaasir  Geelle ayaa noqonaya Wasiirkii labaad ee iska casila Galmudug,...

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Talaado ah yeelanaya kulan looga hadlayo xaaladda Guud ee  Soomaaliya, iyada oo lagu guda jiro xilli doorasho. Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo Madaxa AMISOM Francisco Madeira ayaa warbixin ka siin doona kulanka Golaha Ammaanka. Shirka ayaa waxaa sigaar ah diirada...

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa Maanta ka billowday diiwaangelinta musharrixiinta 13 kursi ee Golaha Shacabka, kuwaas oo guddiga doorashooyinka dhawaan shaaciyeen. Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Shahaadada Musharaxnimada Xildhibaan Guddoonsiiyey Dr Cali Saciid Faqi oo ah guddoomiyaha...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Xukun dil ah ku Riday Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo August 17-Keedii 2019 Dilay Marxuum Maxamed Cawil Jaamac oo ahaa Bajaajle. Dilka Marxuumka kadib ayuu isaga Baxsaday goobaha Dowladda, waxaana September 2019 Maxkamadda Ciidamada ay U jartay Waaran Soo Qabasha ah. December Sanadkii tegay ayuu u Gacan Galay Hay’adaha...

Warar ay BBC Soomaali heshay ayaa sheegaya in ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu ku cadaadinayo guddiga hirgelinta doorashada ee heer Federaal inuu joojiyo qabashada doorashada kursiga HOP 86, kaasoo uu doonayo Fahad Yaasiin oo la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya. Xubno ka tirsan guddiga oo ka gaabsaday in magacyadooda la shaaciyo ayaa BBC...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada dhawaan lagu doortay Dhuusamareeb. Xildhibaannada uu la kulmay ayaa waxaa kamid ahaa Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhibaan Cabdullahi Aadan Kulane iyo Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo dhamaantood...

Howlgal qorsheysan amnigana lagu xaqiijinayay ayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayeen kuwa Maamulka degmada Walanweyn waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmadaas, kaas oo lagu soo qabtay Koox burcad ah oo dadka dhici jiray Howlgalka oo ay hoggaaminayeen Gaddoomiyaha Dagmada ahna Duqa Degmada Wanlaweyn Ismaaciil Sheekh Abuukar iyo Taliyaha Ururka 64,aad...

Faah-faahin dheeeri ah ayaa ka soo baxaysa dil Axaddii dalka Malaysiya loogu gaystay Allaha u naxariistee gabar Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Dahabo Cumar,waxaana soo baxaya warar kala duwan oo qaarkood sheegaya in nin u dhshay dalka Ciraaq oo qaxooti ku ah dalka Malaysiya oo ay gabadha meel ka wada shaqeynayeen uu dilka gaystay. Balse mas’uuliyiinta Safaaradda...