Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Barqanimadii Maanta ayaa waxaa qarax miino oo ay ku dhinteen Afar qof oo Shacab ahaa waxaa uu ka dhacay wadada xiriirisa Garoonka diyaaradaha iyo Magaalada Jowhar, waxaana ka hadlay taliska Booliska Magaalada Jowhar. Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada Jowhar Bashiir Xasan Xalafooy ayaa marka hore ka tacsiyadeeyay dadka ku dhintay qaraxaas oo dhamaantood ahaa  kuwa...

Diyaarad maanta kasoo degtay magaalada Muqdisho kana timid Waddanka Iskutaga imaaraat-ka carabta ayaa waxay keentay gar gaar bini’aadanimo. Wasiirka Wasaarada gar gaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa la wareegtay diyaaradii seddexaad oo bil gudaheed deeq mucaawino ah keentay. Dawlada iskutaga imaaraat-ka carabta ayaa waxay sheegtay...

Guddiga Doorasada HirShabelle ayaa soo saray liiska kuraasta 13 kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka, kuwaas oo lagu dooranayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Kuraasta 13-ka kursi ah ee la shaaciyay qaarkood waxaa ku jira kuwo ay ku fadhiyaan siyaasiyiin miisaan culus ku dhex leh siyaasayada Soomaaliya, waxaana jira welwel badan oo...

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa loo diiday in uu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde, isaga oo kusii jeeday degmada Baraawe. Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Maamulka Koonfur Galbeed uu diiday in Cabduweli Muudeey uu tago Baraawe maadaama uu watay Ciidamo farabadan. Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa...

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Cusmaan Abokar Dubbe ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxariistee Maareeye ku xigeenkii Tiyaatarka Qaranka Cabdikariin Faarax Jiir oo goordhaw ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa Marxuumka Alle uga baryey inuu Janadiisa Fardowso ka waraabiyo, sidoo kale qoyska, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed...

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ee meelaha fogfog laga hago ayaa Kolonyo kamid ah Ciidamada Kenya waxaa lagula eegtay duleedka Magaalada lamu ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Gaadiidka Ciidamada ee qaraxa lala beegsaday ayaa ka baxay deegaanka Milimani kuna sii jeeday deegaanka Mangay ee magaalada Laamuu, waxaana la sheegay in qaraxa uu qabsaday Gaari Cabdi Bille...

Wasiirka Gaadiidka Xukuumadda Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamsa Hashem waxayna kawada hadleen iskaashiga labada dal iyo sidii kor koogu sii qaadi lahaa. Ugu horayn Danjire Xasan ayaa Wasiirka warbixin kasiiyay iskaashiga labada dal iyo sida saaxiibtinimadda leh ee dawladda Qatar uga qayb qaadanayso...

Guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay qeybtii koobaad 13 kursi ee ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Ee taalla Magaalada Beledweyne ee ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Kuraasta la shaaciyay qaarkood ayaa waxaa kujira kuwo ay ku fadhiyaan siyaasiyiin miisaan culus ku leh Maamulka Hir-Shabeelle iyo guud ahaan Soomaaliya, waxaana...

Haweeney Xaamilo Aheyd ayaa Aano Qabiil shalay Loogu Dilay Degaanka Kaxandhaale Ka Tirsan Gobolka Galgaduud, waxaana sidoo kale la dhaawacay mid kale. Allaha u naxariistee Marxuumada ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Hodan Cabdi Jaamac oo aheyd haweeney xoolo dhaqato ah, waxaana goobta uu falku ka dhacay tegay qoyskeeda oo Meydka geeyay Gelinsoor. Xildhibaano ka tirsan...

Maanta oo taariikhdu tahay 12-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP#025 oo musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah: 1- Mohamed Abukar Cali (Jacfar) 2- Xasan Cali Cismaan Waxaa ka tanaasulay tartanka Xasan Cali Cismaan waxaa ergadu hab gacan taag ah ugu codeeyeen musharax Mohamed Abukar Cali (Jacfar) waxaana...