Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa wada qabashada doorashada Saddexda kursi ee ugu dambeeya 46 kursi  Golaha Shacabka ku leeyihiin Gobolada Waqooyi. Kursiga Hop#243 oo uu horay isaga casilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee dalka Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa doorashadiisa la qabtay, waxaana Maanta...

Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa saaka xiran waddooyinka qaar ee muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo u diidaya in Gaadiidka iyo dadka intaba ay maraan. Waddooyinka xiran ayaa waxaa kamid ah dhamaan wadada dheer ee hormarta degmooyinka, Xamarweyne, Xamar Jajab, Waaberi wadadaas oo loo diidayo inay Gaadiidka isticmaalaan. Ciidamada ayaa meelaha qaar u...

Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya Qeybta Galmudug ayaa howgallo qorsheysan oo Amniga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka sameeyeen degaano kuyaalla Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada oo watay Gaadiidka dagaalka niicyadiisa kala duwan ayaa sigaar ah howlgalka uga sameeyay Wadada u dhaxeysa degaanka Ceeldheere iyo Magaalads  Dhuusamareeb,...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi ayaa sheegay in wax ka bedel lagu sameeyay heshiiskii dekedda Boosaaso ee DP World isla markaa na dekedda lagu wareejinayo shirkad cusub oo ay 25% leedahay Xukuumadda inta kalena ay leedahay DP World. “Shirkaddii P&O waa ku fashilantay dekedda, waxaan ku wareejiney shirkad aan 25% ku leenahay oo cusub inta...

Is rasaseynta oo u dhaxeeysay Ciidan kamid ah kuwa ilaalada Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Maleeshiyo Beeleed hubeysan ayaa xalay ka dhacday Xarunta Madaxtooyada degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Israsaseentan ayaa ka dhalatay kadib markii maleeshiyaadka hubeysan ay dalbadeen in lasiiyo qori iyo gaari ay wataan Ciidanka ilaalada Madaxweyne kuxigeenka...

Guddiga doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashada labaad oo ah magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in 25 Bishaan la diiwaan gelin doono musharrixiinta 7 kursi maalinta xigta ee 26 Bishaana la qaban doono doorashada 7 kursi,...

Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada Jubbaland degaanka Baarka ee duleedka Kismaayo, waxaana...

Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin duleedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada Jubbaland degaanka Baarka ee duleedka Kismaayo, waxaana...

Wadooyinka Waaweyn ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa saaka xiran xilli doorshada kuraastii ugu horeeysay ee Golaha Shacabku lagu qabanayo Beledweyne. Ciidamo farabadan oo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Hir-Shabeelle ayaa lagu arkayaa waddooyinka waaweyn ee Magaalada, waxaana xeritaanka waddooyinka ay saameeyeen Ganacsiga Magaalada. Qaar kamid...

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah Kuraastii ka harsanaa 43-da kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland. Kuraasta la shaaciyay ayaa kamid ah kuraas aad loo wada sugaayay, waxaana doorashadooda la shaaciyay in 22 Bishaan oo ku beegan Maalinta Talaadada ah lagu qabanayo...