Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

dadka ku nool degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa soo foodsaartay b iyo la’aan xilli meelahii ay biyaha  ka heli jireen  dadkaasi ay gabaabsi marayaan. qaar ka mid ah  dadka  ku nool degmada Buurhakaba ee gobolka Baay  ayaa shabakada reegaay.com u shegay  biyaha  ka heli jireen  dadkaasi ay gabaabsi marayaan waxaana ay baaq u direen dowlada soomaliya...

War kasoo baxay Hey’adda Duulista rayidka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucey inay dalka soo galaan muwaadiniinta iyo Ajaanibta ka imaanaya Afar dal oo uu siweyn u saameeyey Cudurka Caronavirus. Dalalka la mamnuucey ayaa waxaa ay kala yihiin, Shiinaha, Iiraan Koofur Kuuriya iyo Talyaaniga,waxaana dowladdu sheegtay inaysan Soomaaliya imaan karin dadka...

Dowladda Soomaaliya ayaa min boqol dollar ka jartay mushaarka ciidanka ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Qaranka, kuwaas oo sidoo kale isbadal weyn lagu sameeyay. ciidankaan ayaa  markii hore ka lacag badnaa ciidanka kale ee Qaranka maadaama yihiin ciidanka ilaalada madaxda Qaranka ayaa laga goostay min 100$, sida ay noo sheegeen xubno ka tirsan. Jarista lacagta ciidanka...

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in meydka gabar yar oo 12 jir aheyd lagu arkay deegaanka Bohol oo dhaca duleedka waqooyi, magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi. Ciidamada Booliska Galmudug ayaa la sheegay in meydka gabadhaasi yar oo jirkoodu uu ka muuqday jirdil xoogan oo sababay geerideeda ay geeyeen Dhuusamareeb. Sidoo kale wararka ayaa...

Gabaldhicii shalay Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay dad shacab ah ku dileen inta u dhaxeyso degaanada burdhiile iyo kabxaaley oo ku yaalla duleedka Magaalada Bledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Saddex qof oo la sheegay inay ahaayeen beeraley. Maleeshiyaadka ka dambeeyey dilkaasi ayayaa waxaa la sheegay inay goobta ka baxsadeen,waxaana halkaasi gaarey Saraakiil ka tirsan...

Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa waxaa goordhow ka furmay Shirka wadatashiga Maamulka Puntland,kaas oo ay ka qeyb gelayaan in ka badan 469 ergo oo ka kala yimid dalka Gudihiisa iyo dibadiisa. Shirkan oo socon doona muddo Saddex Cisho ah ayaa waxaa ka qeyb-galaya Wasiirada & Xildhibaannada labada Gole ee ku matalaya Dowladda Federaalka,inta badan mas’uuliyiinta...

Darawalkii labaad ee wade ka ahaa Mooto Bajaaj ayaa lagu diley 24 Saac Gudahood Magaalada Muqdisho,iyada oo dilalkaas ay ka dambeeyeen Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomalaiya gaar ahaan kuwa ka howlgalla degmada Yaaqshiid ayaa waxaa Darawal Mooto Bajaaj waxaa ay xalay ku dileen Xaafada Ceel Tubaweyne,xilli halkaasi ay ka...

Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo AMISOM ayaa bilaabay tababaro la xariira sida looga hortago Caabuqa Coronavirus ee sii fidaya Caalamaka. Taliyaha Hoggaanka Adeegga Caafimaadka ee Ciiddanka Uganda, Jeneral Ambrose Musinguzi ayaa Tababarkaasi ka furay Xarunta Baarista Xanuunadda ee Mubuya, wuxuuna  Wasaaradda Caafimaadka ku bogaadiyey sida ay uga...

nalalka ku shaqeeya cadceeda  ee magaalada  baladweyne ayaan   qaarkood xiligan an    shaqeyn kadib markii cilad ay ku timid. dad  badan ayaa qabo in ay sababta aan loo dayactirin in uu jiro  laka shaki maamulka  gobolka hiiraan iyo kan degmada  baladweyne uu jiro. maamulka gobolka hiiraan ayaa lagu dhaliilaa in uu san shacabka gobolka hiiraan u qan wax hormarmar...

Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku dhowaaqday in daafac dambeedka dhexe ee kooxdaas iyo xulka qaranka Talyaaniga Daniele Rugani laga helay cudurka CoronaVirus. Kooxda Seria A-da ayaa sheegtay “inay ku dhaqaaqeyso dhammaan xeerarka go’doominta ee sharcigu dhigayo” oo lagu sameynayo dhammaan dadkii uu xiriirka la sameeyey Rugani. Juventus ayaa sheegtay in Rugani...