Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ciidmo ka tirsan qeybta 21aad ee Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa gaareen deegaannada Kabxanleey, Burdhiire iyo feer feer,halkaas oo Maalin ka hor ay ka dhaceen Shaqaqooyin lau diley Saddex Ruux oo Shacab ah. Ciidamadaan ka tirsan dowladda ayaa waxaa hoggaaminaya Abaanduulaha qeybta 27aad ee xooga dalka Janeraal Saalax Yacquub Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada...

Diyaaradaha dagaalka ee ciidamada cirka Kenya ayaa ka duulay hawada maamulka Jubaland ka dib isku dhacyo dhexmaray ciidamada Jubbaland iyo kuwa dowladda federalka, kuwaas oo gudaha iskula galay Mandheera. Dayuuradahaan ayaa buux dhaafiyay xuduudaha magaalada Buula Xaawo iyo koonfurta dhinaca xadka, iyagoo roondo amni ka sameeyay xadka ay Soomaaliya la wadaagaan, balse...

Kulan gaar ah oo ay Maanta yeesheen GGuddiyada Arrimaha bulshada,Gaadiidka iyo Maaliyadda Golaha shacabka ayaa waxaa ay go’aan deg deg ah uga soo saareen Jaadka (Qaadka) Kenya ka yimaada ee la keeno Soomaaliya maadaama dalkaasi lagu arkay dad qaba Cudurka Caronavirus. Xubnaha Gudiga oo dhamaantood ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in loo baahan...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa ka digay Khataraha Caabuqa Coronavirus iyo Qorshaha Xukuumaddu ka leedahay Ka hortagiisa. Waxaa uu sharaxaad ka bixiyey Warbixintii u dambeysay ee ku aadan sida Somaliland uga digtoonaatey Cudurka Carona,waxaana uu sheegay in dhamaan xaduudaha laga soo galo Soomaalland ay Wasaaradda...

Ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo gor-gor ayaa Al-Shabaab kala wareegay degaanka Janaale oo hoosyimaada degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha hoose kaasi oo muddo ka badan 10 Sano ay ku sugnaayeen. 24-kii Saac ee la soo dhaafay ayaa Ciidamada Dowladda waxaa ay howlgallo kala duwan ka wadeen deegaannada ku dhow dhow degaanka Janeele,hayeeshee Saraakiil...

Wasiirka qorshaynta iyo maalgashiga dowladda federalka Soomaaliya xildhibaan Jamaal Maxamed Xasan, ayaa kamid ahayn ergada ka qeyb galaysa shirka wadatashiga Puntland ee saaka ka furmaya magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland. Warar HOL, heshay ayaa sheegaya in wasiir Jamaal uu ku gacan sayrsay shirkaan islamarkaana uu kamid yahay garabka guddoomiyihii hore ee...

Buuqa, isqab-qabsiga iyo mashaakilka joogtada ah ee marwalba ka dhex jira Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle ayaa sahlaya in qof kasta uu is weydiiyo su’aalahaan Maxaa khilaafka gooni uga dhigay Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle oo kaliya? Muxuu salka ku hayaa khilaafka keena in Wasiir kasta oo halkaas yimaada si fudud loo badalo? Maxay caqabado kuwaan la mid ah uga...

Natiijada baaritaankii lagu sameeyey madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa la shaaciyey, iyadoo laga waayey cudurka dilaaga ah ee Coronavirus oo haatan fara ba’aan ku hayo dalal badan oo ku yaalla caalamka. Dhaqtarka gaarka ah ee ka howlgala madaxtooyada Mareykanka, Sean Conley ayaa xaqiijiyey in astaamaha cudurka laga waayey madaxweynaha. “Galabta waxaa isoo...

dadka ku nool degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa waxaa soo foodsaartay b iyo la’aan xilli meelahii ay biyaha  ka heli jireen  dadkaasi ay gabaabsi marayaan. qaar ka mid ah  dadka  ku nool degmada Buurhakaba ee gobolka Baay  ayaa shabakada reegaay.com u shegay  biyaha  ka heli jireen  dadkaasi ay gabaabsi marayaan waxaana ay baaq u direen dowlada soomaliya...

War kasoo baxay Hey’adda Duulista rayidka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu mamnuucey inay dalka soo galaan muwaadiniinta iyo Ajaanibta ka imaanaya Afar dal oo uu siweyn u saameeyey Cudurka Caronavirus. Dalalka la mamnuucey ayaa waxaa ay kala yihiin, Shiinaha, Iiraan Koofur Kuuriya iyo Talyaaniga,waxaana dowladdu sheegtay inaysan Soomaaliya imaan karin dadka...