Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay kulankii uu madaxweynaha dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo uu la qaatay  Muuse Biixi Cabdi. Danjire James Swan oo warbixin siinayay Golaha Ammaanka Qaramada ee Midoobay ayaa soo dhaweeyay kulanka uu madaxweyne Farmaajo xafiiska raysal wasaaraha Itoobiya...

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn dhacday 22-kii bishan Febraayo lagu dilay laba ruux, oo mid ka mid ah uu lug ku lahaa weerarkii Al-Shabaab ku qaaday saldhigga ciidamada Kenya iyo Maraykanka ee Manda Bay ee Gobolka Lamu. Maraykanku waxay sheegeen in qofka labaad ee la dhintay ay ahayd xaaskiisa oo xubin ka ahayd Al-Shabaab. /* custom css */ .tdi_2_5de.td-a-rec-img{ text-align:...

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddoomiyaha baarlamanka maamulka Hir-Shabeelle oo shir jara’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa dalbaday in dadkii lahaa lagu wareejiyo “dhagax qaali ah” oo laga helay deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan. Dhagaxaan ayaa waxaa la sheegay in markii hore ay heleen dadka deegaanka Ceel-Cali, kadibna ay...

20-kii November 2019,  waxaa xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho lagu dilay Almaas Elman Cali Axmed oo aheyd gabar kasoo jeedo qoys u doodo xuquuql insaanka, taasi oo ay u dhacday xabad aan illaa iyo hadda la ogeyn cidda soo ridday. Warar kala duwan ayaa kasoo baxay xabaddii ku dhacday Almaas. Warar qaar ayaa sheegay inay ahayd xabad si kam ah ugu dhacday oo aan la aqoon...

Ugu yaraan 29 qof ayaa ku dhaawacmay weerar lagu qaaday isu bax siyaasadeed oo lagu taageerayay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed kaas oo ka dhacay bartamaha Itoobiya, sida laga soo xigtay taliyaha booliska dalkaas. Isu baxaas ma uusan joogin ra’iisul wasaare Abiy Axmed. /* custom css */ .tdi_2_705.td-a-rec-img{ text-align: left; }.tdi_2_705.td-a-rec-img img{ margin:...

Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta lagu dhaawacay toogasho ka dhacday meel u dhow saldhig ay ku leeyihiin degaanka Buurane ee Gobalka Shabeellaha Dhexe. Askarta la dhaawacay ayaa waxaa weerar gaadmo ah kusoo qaaday rag hubeysan, sida sheegen Saraakiil ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee...

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeer ku tegay dhismaha guriga xukuumadda (Ex-xaruntii xisbiga) oo lagu wado dib-u-dhis ballaaran. Xasan Cali Khayre ayaa howl-wadeennada ka shaqeynaya dib-u-dhiska ka xog wareystay hannaanka ay u wadaan dhismaha, waxuuna kula dardaarmay in sida ugu dhaqsiyaha badan ku dhammeeyaan si...

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulan weyniha Golaha Shacabka,waxana Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman. AJendayaal dhowr ah ayaa Maanta looga hadlayaa kulanka,kuwaas oo ay ka mid yihiin Warbixinta Hindise-sharciyeed-yada kasoo noqday Aqalka Sare, sida Sharciga Doorashooyinka Qaranka Heer Federaal,S harciga Duulista Rayidka,...

maamulka degmada baladweyne oo kormeeray buudooniyinka bur bursan ee baladweyne ...

Barlamaanka dalka Ethiopia ayaa khamiistii meel mariyey sharci dhigaya in xabsiga la dhigo dadka bogaggooda internet-ka ku faafiya wararka nacaybka. Tallaabadaan ayay dowladdu sheegtay in loo baahan yahay si looga hortago rabshadaha ka hor doorashooyinka kusoo wajahan dalkaas. Laakiin qaramada midoobey ay sheegtay inuu go’aankaan carqaladeyn doono hadalka xorta ah. Dalka...