Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta booqasho ku tago magaalada Barawe oo ah Caasimada rasmiga ah ee Maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya. Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha oo ay qayb ka yihiin saraakiil katirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay tagay magaalada Baraawe. Wararka ka imanaya Baraawe ayaa waxa kale oo ay sheegayaan...

su soo baxyada wacyigelinta takoorka ka dhanka ah haweenka ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaalla dunida si loo xuso Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka. Dibadbaxyadan ayaa aad looga soo qeyb galay iyadoo ay jirto cabsi laga qabo caabuqa coronavirus. Dadka dunida ku sugan ayaa in ka badan qarni xusayay 8 March oo ah maalin haweenka u gaar ah. Waxay ku bilaabatay dhaqdhaqaaqa...

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo kalluumeysiga Soomaaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen ruqsadda Ganacsi oo ay horay u siin jireen Kalleemeysatada Ganacsi. Waxaa uu sheegay Wasiirka in tallaabadaan ay uga gol leeyihiin inay dhawaan soo saari doonaan siyaasad lagu xakameynayo Kalluumeysatadda kala duwan ee xaalufiya kheyraadka ku jira...

Wasiirkii hore ee arrimahada Dibadda Soomaaliya Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar xalayna guddoomiye looga dhigey Guddiga qaban qaabada Xaflada Caleema saarka Madaxda Galmudug ayaa ka hadlay mowqifkiisa Shaqada loo igmadey iyo dad badan oo dhaliilo ka muujiyey Shqada loo dhiibey. Yuusuf Garaad waxaa uu sheegay in uu aqbalay Shaqada uu u doortey Madaxweynaha Galmudug Axmed...

Wiilkan dhallinyarada ah oo kasoo jeeda dalka Masar ayaa wararku sheegayaan inuu si bareer ah isu dilay isagoo iska soo tuuray buur kamid ah buuraha taariikhiga ah ama ahraamta dalka Masar, taasoo dhererkeedu yahay 136 miter. Wasaaradda dhaqanka dawladda Masar ayaa sheegtay in wiilku uu iska soo tuuray meel sare kadibna oo dhulka ku dhacay isagoo mayd ah maadaama ay buurtu...

Tariikhdu waa Baaldahab mar qura la maqlo ama la arko ficilkeeda. Soomaalida NFD waxey muujiyeen Garab istaag waalidtinimo xiligii loo naahnaa. Dowlada Kenya Damaceeda ahaa in duleysato qarannimda Soomaaliya iyo dhulka Soomaaliyeed ku xad gudubto oo sharafka iyo maqaamka dadka Soomaaliyeed leeyihiin ku xadgudubto, Iyadoo isticmaaleyso Danley siyasadeed iyo Dhuuniqatayaal...

Dukhaymo iyo iska hor imaadyo xoog leh ayaa kadhacey Degmooyin katirsan Gobolka Jubada dhexe. duleedka Degmada Jilib ayaa ka dhacday Duqayn xoogle oo Bartilmaameedkeedu ahaa Xarun ciidan Alshabaab ay kuleeyihiin halkaasi. duqeynta ayaa lasheegey in ay socotey kudhowaad 30 daqiiqo waxaana Gebi ahaanba dhuulka lalasimey xaruunta. sarkaal katirsan wardoonka Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Wasaarada dhalinyaradda Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka jawaabtay Muuqaal hadal aheyn badan dhaliyay oo qabsaday baraha bulshadda maalmihii lasoo dhaafay. Muuqaalka ayaa muujinaayay Wasiir Khadiijo oo kasoo laabatay dalka Turkiga, islamarkaana ka biyo diiday in lagu sameeyo baaritaano la xariira Cudurka Coronovirus oo ay qaabilsan...

Golaha Wasiirrada xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Hindise Sharciyeedka hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Hindise Sharciyeedka Socdaalka, Xeerka lahaanshiyaha xuquuqda Daabacaadda, siyaasadda waxbarashada dalka iyo Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliiska. Kulanka golaha Wasiirrada ayaa sidoo kale lagu...

Madaxweynaha Dowladda kenya Uhuru Kenyatta ayaa waxaa uu kulan arrimo badan looga hadlay la qaatay hoggaamiyeyaaasha Siyaasada ee gobolka Waqooyi Bari oo Soomaalida ay ku badan tahay ee dalkaas. Xubnaha uu Madaxweynaha Kenya la shirey ayaa waxaa kamid ah, Guddoomiyaha Magaalada Wajeer Maxamed Cabdi,Guddoomiyaha Mandheera Cali Roab,Guddoomiyaha Garissa Cali Korane &...