Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

wararka naga soo garaya  magaalada baladweyne  ayaa shegaya  in ay is qilaafeen maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada  baladweyne  kadib markii ay isku qabsadeen lacag lashegay in lagu  talagay in lagu fuliyo mashaariic, hoos ka akhriso,……….. ………………………………….   ...

Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridey askari horey u diley Wiil dhalinyaro ahaa,kaas Maxkamadeyntiisa ay soo martey heerar kala duwan. Dable xoogga dalka Maxamed Cismaan Maxamed Nuur ayaa loo heysta dilka Allaha Unaxariiste Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan oo uu ku dilay garoon lagu ciyaaro kubadda cagta kaas...

Fayraska Corona wuxuu si aad ah ugu dhacay oo ku faafay dalka Shiinaha, laakiin wuxuu ku sii fiday bariga dhexe, Yurub, Ameerika iyo Afrika taasoo ku kaliftay dalal badan inay qaadaan tallaabo adag oo lagu xakameynayo cudurkan oo inta la ogyahay illaa iyo hadda ku dhacay 110,000 oo caalamka kala jooga isagoo dilay in ka badan 3,800 oo qof. Dalka Faransiiska wararka...

wararka naga soo gaaraya Jubooyinka ayaa sheegaya in caawa duqeymo xoogan ay ka dhaceen gegmooyin iyo deegaano katirsan goboladaasi. diyaaradaha Qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helecopterka ayaa lagu soo waramayaa caawa in in ay duqeymo xoogan ka geysteen Degmooyinka Jilib, Saakow, Bu’aale iyo Salagle. saraakiil katirsan sirdoonka soomaliya oo qeyb ka ahaa howl galka...

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna ee looga awood roonaadaya dagaalkii ka dhacay Dhuusamareeb ayaa isaga oo ku sugan Magaalada Garoowe waxaa uu soo saarey qoraal uu kaga hadlayo dagaalkii dhacay iyo khilaafkii kala dhaxeeyey Dowladda Federaalka. War-Saxaafadeed uu soo saarey Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa uu ku sheegay in intii...

Bisaddan ayaa la la’aa muddo ku dhow 11 sano, hadda se waxay dib ugu soo noqotay mulkiilaheedii, kaddib muddo ay ku noolayd waddo u jirta gurigooda ku dhawaad siddeed mayl. Missy, ayaa ka baxsatay gaadhiga Eve McDonnell sannadkii 2009 oo taagnaa waddo ku taal Birmingham iyadoo tan iyo markaana aan dib loo helin. Laakiin dadka deggan xaafadda Hall Green ayaa arkay bisaddan...

Waxaa dowladda Talyaaniga ay xaqiijisey warar sheegayay in Cudurka Dunada wadamo badan ku faafey ee Coronavirus laga helay Taliyaha guud ee Ciidamada dalka Talyaaniga  Jeneraal Salvatore Farina. Warabahinta dalka Talyaaniga oo soo xiganeysay Mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas ayaa waxaa ay sheegeen in baaritaan lagu sameeyey Taliyaha laga helay Cudurka Coronavirus,isla...

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu maanta booqasho ku tago magaalada Barawe oo ah Caasimada rasmiga ah ee Maamulka Koofurgalbeed Soomaaliya. Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha oo ay qayb ka yihiin saraakiil katirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay tagay magaalada Baraawe. Wararka ka imanaya Baraawe ayaa waxa kale oo ay sheegayaan...

su soo baxyada wacyigelinta takoorka ka dhanka ah haweenka ayaa ka dhacay magaalooyin ku yaalla dunida si loo xuso Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka. Dibadbaxyadan ayaa aad looga soo qeyb galay iyadoo ay jirto cabsi laga qabo caabuqa coronavirus. Dadka dunida ku sugan ayaa in ka badan qarni xusayay 8 March oo ah maalin haweenka u gaar ah. Waxay ku bilaabatay dhaqdhaqaaqa...

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo kalluumeysiga Soomaaliland Siciid Sulub Maxamed ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen ruqsadda Ganacsi oo ay horay u siin jireen Kalleemeysatada Ganacsi. Waxaa uu sheegay Wasiirka in tallaabadaan ay uga gol leeyihiin inay dhawaan soo saari doonaan siyaasad lagu xakameynayo Kalluumeysatadda kala duwan ee xaalufiya kheyraadka ku jira...