Soolarka ku shaqeeya Cadceeda ee magaalada baladweyne oo aan shaqeyn qaarkood.

by admin | Thursday, Mar 12, 2020 | 735 views

nalalka ku shaqeeya cadceeda  ee magaalada  baladweyne ayaan   qaarkood xiligan an    shaqeyn kadib markii cilad ay ku timid.

dad  badan ayaa qabo in ay sababta aan loo dayactirin in uu jiro  laka shaki maamulka  gobolka hiiraan iyo kan degmada  baladweyne uu jiro.

maamulka gobolka hiiraan ayaa lagu dhaliilaa in uu san shacabka gobolka hiiraan u qan wax hormarmar ah tan iyo intii  lamagacaabay maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada baladweyne.

Like it? Share it!

Leave A Response