Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Baarlamaanka Carabta, Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC, Dowladaha Sacuudiga iyo Baxrayn ayaa si kulu u cambaareeyay qaraxyadii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta,Dr; Mishcal, bin Faham, Asalami, ayaa tacsi u diray , Madaxweynaha, Xukuumadda, Baarlamaanka iyo Shacabka Soomaaliya, geeridii ku timid Wasiir ku xigeenkii...

Diinta islaamka waxay aad uga hadashay dambiyada laga dhaxlo beenta, markii aad tahayna hogaamiyo kuma sii jirto ha yeeshee madaxda DF-ka Soomaaliya ee maanta talada haaya waxay si cad oo aan xishood laheyn maalin walba u sheegaan been iyo baahinta xog qaldan oo marin habaabin ah. Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa aad uga hadalaya hadaladii ugu...

Fanaanka wayn ee Salaad Maxamed Shardi oo loo yaqaano Salaad Darbi ayaa la sheegay in loo heesto lacag ay dowladda Soomaaliya ku dejisay hotel ku yaalla magaalada Muqdisho. Warar ay heshay Xoghoose.com ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay fanaanka dejisay hotel, islamarkaana aysan ka bixin lacagta jiifka iyo cuntada tan iyo markii uu soo dagay hotelka. Salaad Darbi...

Hey’adda xuquuqda aadanah u dooddo ee Amnesty International ayaa sheegtay in tirada duqeymaha dhinaca cirka ah ee uu Mareykanka ka fuliyay Soomaaliya ay aad u korortay. Warbixin ay maanta oo Arbaca ah soo saartay Amnesty oo aan kasoo xigannay wakaaladda wararka AFP ayaa lagu sheegay in weeraradani oo loo adeegsado madaafiic xoog leh ay ku dhinteen dad rayid ah. Amnesty...

Telefishanka Aljazeera ayaa soo diyaariyey warbixin muddo badan laga soo shaqeenayey oo ku saabsan dagaalka Dekadaha ee ka socdo Geeska Africa, Warbixintaan oo ka baxday Telefishanka Aljazeera ayaa lagu soo bandhigay waxyaabo badan oo qarsoonaa kuna saabsan dagaalka dhanka Dekadaha Geeska Africa ee u dhaxeeyo dalalka Imaaraadka, Shiinaha, Turkiga iyo Dowlado kale oo waaweyn. Al-Jazeera...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil kooxo hubeysan ay ka geysteen degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, waxaana dilka loo geystay macalin Dugsi Qur’aan. Kooxaha dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta dilka kadib, waxaana la sheegay in macalinka lagu hordilay dugsigiisa oo ku yaala degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Macalinka dugsi qur’aanka ayaa si weyn looga...

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar sheegayay in uu isaga baxay magaalada Jowhar kaddib markii ciidamada dowladda ay ka baxeen aagaggii Gobolka Shabeellaha dhexe. Cali Guudlaawe ayaa u sheegay warbaahinta in uu ku sugan yahay Jowhar kuna shaqeynayo,waxaa uu  been abuur ku tilmaamay wararka la isla dhexmarayo. “Magaalada...

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay isaga baxeen saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo. Kadib bixitaankooda waxaa deegaankaasi iyo saldhiga ay ku lahaayeen la wareegay ciidamo katirsan Al Shabaab, waxaana ciidamada Al Shabaab ay fariisin ka dhigteen deegaanka. Xalay fiidkii iyo waaberigii saaka ayay ciidamada Kenya...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacado kadib la wareegay gacan ku heynta degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo saacado kooban ay maamulayeen ciidamada Al Shabaab. Ciidamada Al Shabaab ayaa markii ay la wareegayeen degmada Balcad waxay ka weerareen seddex jiho oo kala ah dhanka waddooyinka ka yimaada degmooyinka Afgooye iyo Jowhar iyo waddo Jaay...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa qiil yaab leh u sameeyey sababta aysan ciidamada dowladda u qaadan mushahar muddo afar bilood ah. Kheyre oo ka qeyb galay Barnaamijka Dardargelinta isdhexgalka Bulshada iyo Hay’adaha Amniga ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ee la diiwaan galiyay ay si joogto ah u helaan xuquuqdooda, balse ciidamada aan diiwaan...