Faafaahin :qarax ka dhacay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan

by admin | Thursday, Apr 5, 2018 | 1017 views

wararka naga soo garaya  magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan  aya sheegaya in bamgacmeed lagu tuuray guri ay daganaayeen dad shacab ah  oo ku yaala   xaafada-howl wadaag  ee magaalada baladweyne.

qarax  ka dib  ciidamada dowlada soomaaliya ayaa gaaray  goobta waxaana ay  baaritaano ka sameeyeen   xaafada-howl wadaag  ee   magaalada  baladweyne   bamkaan waxaa  ku dhaawac may  qof shacab ah.

saraakiisha ciidamada dowlada oo an  wax kaweydiinay  ayaa waxaa ay sheegeen in ay sii wadi doonaan howgalada ay  sameynayaan magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka hiiraan.

Like it? Share it!

Leave A Response