Natiijada horudhaca ah ee doorashadii ka dhacday Puntland{AKHRISO}

by admin | Tuesday, Oct 26, 2021 | 253 views

Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen natiijada horudhaca ah ee doorashada 11 goobood ee ka dhacday degmada Ufeyn iyo sida ay Ururada u kala heleen.

Urur siyaasadeedka Run cad 47 cod
Urur siyaasadeedka Shaqalaha xoogsatada ah 13 cod
Urur siyaasadeedka Dhalinyarada 11 cod
Urur siyaasadeedka cadaalad iyo sinaan 1248 cod
Urur siyaasadeedka Kaah 1687 cod
Urur siyaasadeedka Mideeye 1300 cod
Urur siyaasadeedka Mustaqbal 192 cod
Urur siyaasadeedka Horseed 180 cod
Urur siyaasadeedka ifiye 8 cod

Tirada ansaxa ah 4739

Tirada xumaatay 598

Tirada lagu muransan yahay 29

Tirada guud ee codaysay 5366

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo natiijada doorashadda Golaha degaanka ee ka dhacday Saddex kamid ah degmooyinka Maamulka Puntland.

Like it? Share it!

Leave A Response