Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Shir Muqdisho ugu furmay Wasaaradda Maaliyadda dowlada iyo dowlad Goboleedyada.

by admin | Monday, Sep 5, 2022 | 276 views

Shirkaan oo a soo qaban qaabisa Wasaaradda Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dambeeyay kadib markii todobaadkii hore Wasaaradaha Maaliyadda dowlad Goboleedada a ku dhawaaqeen ina xiriirka u jareen la Shaqeynta Wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa wadashaqaynta labada dhinac iyo qaybsiga 100m oo ka timid Baanka Adduunka, taasi oo ay maamulladu diideen in laga siiyo wax ka yar toban milyan midkiiba, sida ay sheegeen.

Geba-gabada Shirka Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed ayaa waxaa a kasoo saari doonaan Warmurtiyeed ay kaga hadlayaan waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo heshiiska wadashaqeyn.

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response