Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Hawgal qorsheesan ay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ka fuliyeen tuulada Saydhelow ee gobolka Baay oo 35 KM dhanka bari kaga began Magaalada Baydhabo ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. War kooban oo goordhaweed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Howlgalkaan lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ka qaatay Mooto Feykon...

Deegaanno katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa ka socda dagaalo salka ku haya aanooyin qabiil iyo dilal, waxaana sii kordhaya dilalka foosha xun ee aanooyinka salka ku haya ee ka dhacaya deegaanno hoostaga degmada Cadale. Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay meel u dhaw deegaanka Xaaji Cali ee hoostaga degmada Cadale ku dilay macalin dugsi Qur;aan iyo afar kamid ah ardaydiisa,...

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Israaiil u ku caawineyso Gantaallada Casriga ah ee Difaaca loona yaqaan THAAD si ay uga hortagaan duqeynta sida dhibicda roobka oo kale ugu hoobaneysa Magaalooyinka Yuhuudda xoogga ku heysato. Waaxda Difaaca Mareykanka ayaa sheegtay in Hannaankaan Casriga ah ee THAAD uu ka gacansiinayo Israaiil sidii looga hortagi lahaa gantaallada...

Qoysas badan ayaa ka barakacay deegaanno dhowr ah oo ka kala tirsan Dowlad-Goboleedyada Hir-Shabeelle iyo Jubbaland kaddib markii ay cabsi xooggan ay ka muujiyeen saameynta taban ee kasoo gaari karta Daadadka Roobka iyo Fatahaadda Webiyada Jubba & Shabeelle. Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa xaalad feejignaan sare ah laga galay deegaannada muddooyinkii dambe fatahaadda...

  Sicirka cuntada iyo waxyaabaha aas-aasiga ah ayaa sare u kacay taasoo ciriiri gelisay nolosha dadka Muqdisho. Danyarta ayaa culeyska ugu weyn dareemaya! Ganacsatada Muqdisho oo aan qaarkood la hadlay ayaa ii sheegay in shirkad NISA leedahay laga furay dekedda Muqdisho taasoo, iyadoo arrimo amni marmarsiiyo ka dhiganeysa, lacago dheeraad ah (oo aan ahayn canshuur)...

Maxkamadda ciidamada ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay saddex askari oo katirsanaa ciidanka maamulka Koonfur Galbeed, kuwaa oo lagu helay in siyaabo kala duwan u dileen dad shacab ahaa. Fagaare kuyaalla magaalada Baydhabo ayaana saakay lagu toogtay saddex askari oo katirsanaa ciidanka kala duwan ee maamulka Koonfur Galbeed, kuwaa oo labo qof oo shacab ah ku dilay xarunta...

Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo saaka aroortii hore ka dhacay gudaha deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo jugtiisa si xoogan looga maqlay halkaasi. Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa, kaas oo lagu weeraray saldhig ay ciidamada dowladda ku...

3 Saacadood oo Xiriir Ah Cawa balad Weyne Waxaa Ka Da’aya Roob Xogan Waxaa Jiro Kumanaan Qoys oo Dagan Kaamamka Kuwaas oo Ay Hoy u yahiin Buushash Qoysaskaas Cawa Waxa Ay Kusugan Yahiin Xalado Aad u adag oo dhanka Hoyga Ah Ama Nolosha Ah Hay’adaha Kushaqada Leh in Dadkaas ay Wax uqabtaan Lama arko Xiliyada ay Bulshaas dhibateysan Yahiin Lknse Waxaa La arkaa...

kasta oo wax ka gala dagaalka Al-Shabaab. Xasan Sheekh ayaa shalay Xudur kaga dhawaaqay dagaalka kooxda, isagoo warbaahinta u sheegay inuu Koonfur Galbeed ugu tegay dad aad u abaabulan oo u baahan in lagu hoggaamiyo dagaalka Al-Shabaab. Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu Xudur ka sheegay inuu ku laaba doono Dhuusamareeb, isla markaana maalmo kooban gudahood ay kooxda ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shacabka Koofur Galbeed ugu baaqay in ay garab istaagaan howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee dhowaan ka billaabanaya Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas. Aadan Madoobe ayaa sheegay Shacabka Deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ku amaanay...