Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Boqolaal qoys oo horay uga soo barakacay Abaarta, fatahaadda iyo colaadda ka jirta deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa markale dib uga barakacay deegaannadii ay degenaayeen muddooyinkii u dambeeyay. Qoysaskaan oo aan haysan dhismo adag oo ay ka gabbaadsadaan dhibcaha roobka, Daadadka Xareedda iyo kuleelka maalintii oo lagu daray dhedada habeenkii ayaa...

Duqeymaha Israaiil ay ka geysaneyso Magaalada Gaza ee Dhulka Falastiin & deegaanno dhaca Koofurta Lubnaan ayaa la ogaaday in ay u adeegsatay Bambooyin laga sameeyay Kiimikada loo yaqaan Fasforoos (Phosphorus) gaar ahaan nooca midabkeedu yahay caddaanka. Hay’adda u doodda Xuquuqda Aadanaha ee Huwan Right Watch ayaa sheegtay in xog-baaris lagu sameeyay duqeynta Israaiil...

Qaramada Midoobay (QM) ayaa 15 milyan oo dollarka Maraykanka ah u qoondaysay si ay uga qayb qaadato yaraynta saamaynta roobabka El Nino ee Soomaaliya, sida uu sheegay xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xidhka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA). ⓘ Gurmadka fatahaadaha ayaa lagu bartilmaameed-sandoonaa deegaannada halista ugu badan ku jira ee Hirshabeelle iyo...

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa socda shirkii afraad ee Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka sida USA, UK, Qatar, Turkey, iyo Imaaraadka Carabta. ⓘ Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda, arrimaha bini’aadantinimada, iyo istaraatiijiyadaha lagu gaari karo nabad iyo xasilooni ka dhalata Soomaaliya. War saxaafadeed...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray howlgalladii ugu danbeeyey ee Khawaariijta Dalka looga sifaynayo. Madaxwaynaha ayaa Golaha uga warbixiyay dadaalka ka socda jiidda hore ee dagaalka, isagoo tilmaamay in wajigii labaad...

Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa ansixiyay codsiga dowladda Soomaaliya ee ah in muddo saddex bilood ah la hakiyo bixitaanka 3,000 oo askari oo katirsan howlgalka ATMIS, sida uu sheegay madaxa midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Maxamed El-Amine Souef. ⓘ “Si rasmi ah ayaa dib loo dhigay muddo saddex bilood ah,”ayuu yiri Maxamed El-Amine Souef,...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Deni ayaa tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay naf iyo maalba u hureen sidii ay u gaari lahaayeen himiladooda Qarannimo, safka horena uga gali lahaayeen shucuubta iyo dalalka xorta ah ee leh...

Maamulka Israa’il ayaa gabi ahaan biyaha nadiifka iyo korontada ka jaray Marinka Gaza ay ku wadaan duqeymo aan kala joogsi laheyn, waxaana inta badan magaaladaasi isaga qaxay dadkii shacabka ahaa ee ku sugnaa. Isbitaalada iyo xarumaha caafimaad ee kuyaalla magaalada Gaza ayaa halis ugu jira in koronto la’aan u xirmaan, waxaana gabaabisi maraya shidaalkii ay isticmaalayeen...

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax xalay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir, kaas oo dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa miino ayaa lagu soo warramayaa in uu si gaar ah uga dhacay laamiga dheer ee mara degmadaasi, gaar ahaan gagaarka iskuulka lagu magacaabo Halgan. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in qaraxa ay waxyeelo kala...

Gudoomiye Cali Cismaan ”waxaan iska Casilay xilkii maamulka Hirshabelle ” Hoos ka dhageyso: http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2023/10/codka-iscasidlad.mp3 ...