Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeenada ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo Dhuusamareeb u yimid, garab istaagga ciidamada qalabka sida ee ku jira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Qoraal ka soo...

Wasaaradda difaaca iyo saadka ciidamada qalabka sida ee Iran ayaa soo bandhigtay diyaaradan Mohajer-10, Talaadadii shalay, taasoo qeyb ka ah bandhig iyo xaflado lagu xusayo maalinta warshadaha difaaca Iran. Madaxweyne Ebrahim Raisi iyo taliyeyaasha sare ee ciidamada iyo ilaalada kacaanka Islaamiga ah ee IRGC ayaa ka qeyb galay munaasabadda. Diyaaradan Drone-ka ah ayaa...

Afhayeenka Booliska, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka warbixiyay weerar qarax ku billowday iyo dagaal toos ah oo ay xalay As  ku qaadeen degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Afhayeenka ayaa xusay in weerarkaas oo ay As  u adeegsatay gaari laga soo buuxiyay walxaga qarxa ku qaadeen saldhigga degmada, balse waxa uu tilmaamay inay...

Hanti dhowraha guud ee qaranka, Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta shir jaraa’id oo muhiim ah ku qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo qaarkood taabanaya dowlad goboleedka Puntland. Shirkan jaraa’id ayaa si gaar ah ugu saabsanaa hagaajinta maamulka guud ee dowladda, hubinta waafaqsanaanta shuruucda Somalia ee dhammaan heshiisyada u dhexeeya...

Ciidanka Xoogga dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafayw axaa ay hawlgallo culus ka sameeyeen Qaybo ka mid ah Gobolka Galgaduud, halkaasi oo dhawaanahaan ay Ciidanku ka sameynayeen Howlgallo joogta ah. Guutooyinka Danab iyo Cali Binu Abii Daalib ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si gaar ah u fuliyay howgalkaas, oo ahaa mid qorsheysan, waxaana si gaar ah ay kaga sameeyeen...

Magaalada Laascaanood xarunta Gobolka Sool waxaa ka socda dagaal goos-goos ah oo rasaas is dhaafsanayaan Ciidamada Somaliland iyo Maamulka dhowaan looga dhawaaqay magaaladaas e loogu magac dagay SSC-Khaatumo. Sida uu xaqiijiyay Cabdulqaadir Abshir Xaaji Diiriye oo kamid ah golaha Hoggaanka SSC (Sool, Sanaag & Cayn) waxa uu dagaalka goos-gooska ah uu ka socda Jihada...

Sawirka guri saqaf cas leh oo uusan dabka taaban iyadoo xaafadii ku hareeraysan ay noqdeen dambas iyo burburka dabkii Maui ayaa noqday mid faafay. Dhismaha alwaaxa ah ee 100-sano jira wuxuu ku yaallaa magaalada Lahaina, oo ah meesha ugu dalxiiska badan ee jasiiradda Maui, ee Hawaii. Guriga ayaa ka badbaaday dabka halka ka kacay, ayadoo magaalada inteeda badan ay burburtay. Dadkii...

SSC-Khaatumo ayaa guulo ka sheegatay dagaalo dhowr jiho ah oo shalay ciidamada Somaliland ku dhexmaray magaalada Laascaanood iyo agagaarkeeda. ⓘ Hoggaamiye ku-xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil, ayaa ciidamada Somaliland ku eedeeyay in ay ku horeeyeen dagaalkii shalay, laakiin ay iska caabiiyeen oo ay khasaare gaadhsiiyeen. “Ciidanka...

Kooxda Alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe abbaare 1:40 am, waxay weeraro xooggan ku qaadeen dhowr xarumo dowladeed oo kuyaala degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. ⓘ Goobaha ay weerareen kooxda Alshabaab ayaa waxay kala yihiin, Saldhiga Booliska, Xarunta Maamulka Degmada iyo laba goobood oo bar koontorool ah, kuwaas oo amniga laga sugo. Sida aan wararka ku helayno,...

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo kooxda Al-shabaab ku sugan yihiin in ka badan 15 sano. ⓘ Ciidamada is garabsanaya ayaa doonaya iney saacadaha soo socda gudaha u galaan degmada Ceelbuur, sida uu warbaahinta u sheegay wasiir ku xigeenka Wasaaradda amniga maamulka...