Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo yaqaano Maraaga. ⓘ Dagaalkaan ayaa wuxuu u muuqdaa mid ka xooggan dagaaladii hore, waxaana uu ka bilowday farriismo kala duwan oo ay isku horfadhiyeen ciidamada iskasoo horjeeda. Weli lama oga khasaaraha ka hashay dagaalkan....

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xooggaga Kacdoonka Shacabka (Macawisley) ayaa si rasmi ah ula wareegay deeganka Cowswayne ee gobolka Galgaduud, sida ay shaacisay wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya. Cowswayne ayaa ah deegaan muhiim ah oo dagaal-yahaanada kooxda Al-Shabaab u ahayd goob ay ka difaacaan degmada Ceelbuur, taasi oo uu ku wajahan yahay duulaan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday isgooska IFKA XALANE gaar ahaan xarunta dhul bixinta Dowladda Hoose ee Xamar oo ah goobtii uu ku qarxay qaraxii ay fashiliyeen ciidanka Amniga qaranka iyaga oo toogtay wadihii gaariga qarxay oo isku dayay in uu si  xoog ah uga gudbo bar-kontorol oo ay ciidamada Amniga...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeellle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shir looga hadlayay Barnaamijka Xasilinta ee ku qotoma Mashaariicda Bulshada, Maamul dhisida, Amniga, Cadaaladda iyo Xalinta Khilaafaadka. Shirkaan oo ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah golaha wasiirrada, xildhibaanada deegaanka guddoomiyaha maxkamada sare ee Hirshabeelle iyo Gudoomiyaha Gobolka...

https://www.youtube.com/live/kEIQGhZK23s?feature=share ...

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu Khamiista nagu soo aaddan ee ah 23ka Agoosto 2023 isu dhiibayo maamulka Gobolka Georgia si loogu soo oogo dacwado la xiriira in uu si sharci darro ah u abaabulay tallaabooyin uu doonayay in uu meesha uga saaro saaro natiijada doorashadii madaxtinimada ee dhacday 2020. Trump ayaa dhowaan lagu soo oogay dacwaddaan...

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qaybta Dowlad-Goboleedka Galmudug, Gaashaanle dhexe Cabdullaahi Abuukar Xasan ayaa ciidamada Xoogga uga digay in ay ridaan xabbado bilaa micno ah iyo in ay hubka ku qaataan gudaha Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud. G/Dhexe Cabdullaahi Abuukar waxa uu guutada Cumar Bin Khadaab uga digay in ciidamada gacanta ku haya Magaalada...

Dayax gacmeed lagu magcaabo Luna-25 oo Ruushku leeyahay ayaa ku dul burburay dayaxa dushiisa, sida ay sheegtay wakaaladda sahanka hawada sare ee Ruushku. Wakaaladda ayaa sheegtay in si aan hore loo sii saadaalin uu u dhaqaaqay dayax-gacmeedku, ka dibna la waayay isgaadhsiintii lagula xidhiidhayey, isaga oo ugu dambayn ku dhacay oogada sare ee dayaxa. Sabtidii ayay ahayd,...

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macalin oo Warbaahinta la hadlay ayaa bogaadiyay howlgallada Ciidamada iskaashanaya ay kawadaan deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Galmudug gaar ahaan Gobolka Galgaduud. Wasiir Xasan ayaa Shacabka ku nool deegaannada ay weli ku sugan yihiin ‘AS’ ugu baaqay in aanay guryahooda ka barakicin...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo aroorninadii hore e Saakay ka dhacay agagaarka Isgoyska Ifka Xalane ee magaalada Muqdisho. ⓘ Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa mid loo adeegsaday gaari noociisu Soomaalida u taqaan Leylo Calaawi ayaa ku qarxay Isgoyska Ifka Xalane oo nawaaxigiisa ay...