Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in 9 askari lagu dilay weerar ay jabhada buurta Gacan-libaax ku qaaday ciidan booliis ah oo ku socday degmada Go-dayar ee gobolka Saaxil. ⓘ Taliyaha Ciidanka Booliiska Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale, iyo Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Axmed, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in weerar gaadmo ah ciidanka lagu qaaday. “Ciidan...

Taliyaha Ciidanka Difaaca Soomaaliya (CDF), Jen. Ibraahim Sheekh Muxuyidiin ayaa la kulmay saraakiil sare oo katirsan xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. ⓘ Kulankan ayaa diirradda lagu saaray geeddi socodka xaaladda kala guurka amni ee Soomaaliya, gaar ahaan wajiga labaad ee soo socda ee dhimista ciidamada ATMIS. Intii uu socday kulanka madaxa xafiiska taageerada...

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciimanada dowladda fedaraalka Soomaaliya ay saakay Al-shabaab kala wareegeen gacan ku heynta deegaanada Ruunirgood iyo Hilowle gaab. ⓘ Wararku waxay intaasi ku darayaan in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay haatan ka gudaha deegaanada Ruunirgood iyo Hilowle gaab ay ka wadaan howlgalo ay ku xaqiijinayaan...

Dowladda Kanada (Canada) ayaa dhaqangelisay sharciga lagu xayirayo wararka lasoo dhiga Facebook iyo Instagram oo ay leedahay shirkadda META si aanay Dadka Dalkaas aanay u arkin sida ay ku warrantay Warbaahinta gudaha & tan caalamiga ah. Canada waxa ay META ka dalbatay in ay bixiso lacago si loola socdo wararka iyo warbixinnada lasoo dhigo barta Shirkaddaan leedahay...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirada heer Federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka Galmudug. Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda amni, qorshaha waqtiga dhow ee xoreeynta deegaannada ku jira gacanta AL-Shabaab iyo...

Dowladda Talyaaniga ayaa qaadeysa tallaabooyin muhiim u ah kahortagga qulqulka tahriibayaasha ku dhammaanaya Xeebaha Dalkaas oo todobaadyadii u dambeeyay kordhay sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan Xukuumadda Roma. Qorshahaan waa uu ka ballaaran yahay isku dayadii hore oo waxaa la xoojinayaa ciidamada ilaalada Xeebaha ee roondada ka sameynaya Xeebaha Talyaaniga, Biyaha...

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Dadka Deegaanka ayaa kordhiyay howlgallada ka dhanka ah ‘AS’ ee ka socda Deegaanno katirsan Gobollada Galgaduud, Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan ee Dowlad-Goboleedyada Galmudug & Hir-Shabeelle. Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa saacadihii u dambeeyay heegan la geliyay kaddib markii howlgallo...

Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin oo Shalay ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho,  dhaawac iyo burbur hantiyadeed. ⓘ Guddoomiyaha maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan Nuur Maxamed Absuge oo loo yaqaano Nuur Dheere ayaa xaqiijiyay in tirada dhinashada ay haatan mareyso 8 ruux...

Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay ay kordheen howlgalada ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku beegsanayaan goobaha kooxda Al-shabaab ay kaga sugan yihiin gobolada dalka ayaa hadana waxaa soo baxay digniin loo diray dadka shacabka ah ee ku sugan deegaanada Al-shabaab. ⓘ Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu shirguddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed. Hindise Sharciyeedkan oo ay soo gudbisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ayaa ah mid ilaalinaya xuquuqda caruurta Soomaaliyeed, meeshana ka saaraya wax walba...