Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wuxuu doonayay inuu muddo 100 saacadood oo xiriir ah ooyo ama ilmeeyo si uu rikoor cusub uga dhigo Buugga Dhacdooyinka Dunida ee GBWR. Laakiin markii uu marayay daqiiqadii 45aad wuxuu si ku meelgaar ah u lumiyay nuurka ama iftiinka aragga. Ninkan oo u dhashay Nigeria, wuxuu ku qasbanaaday inuu hakiyo isku daygiisa oo loola degdego isbitaal si loogu soo dabiibo. Madax xanuun,...

Xiisad dagaal ayaa Manta ka taagan Xaafada Howl-wadaag ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii Ciidamo hubeeysan ay bar-koontarool oo cusub ay ka sameeysteen Xaafadan.   Ciidamadan ayaa sheegay in ay gaadiidka ka qaadayaan Canshuur Cusub, waxaana Ciidamadan hogaaminayo Cabdimaalik maxamed aamin oo dhawaan Cali jeeyte Cismaan u magacaabay Kastamka Canshuurta...

Wasiirka gaashaanhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay, in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhawaan ka dhacay xerada Jaalle Siyaad ay dowladdu saraakiil badan u xirtay. ⓘ Wasiirka gaashaandhigga oo hortagay baarlamaanka, ayaa sheegay in baaritaanno ay ku socdaan saraakiil badan oo loo xiray masuuliyadda weerarkan, iyo kuwa kale...

Hay’adda MSF ayaa shaacisay inay sii wadidoonto shaqada gobolka Sool, iyada oo hawlaheeda caafimaadka kasii wadi doonta degaanka Kalabaydh, oo qiyaastii 40 kiiloomitir koonfur ka xigta magaalada Laascaanood. ⓘ War saxaafadeed kasoo baxay hay’adda MSF ayaa lagu sheegay in hay’addu ay bixinayso daryeelka aasaasiga ah ee hooyada iyo dhalmada kasoo barakacay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa xalay kulan xasaasi ah la yeeshay saraakiil katirsan ciidanka Soomaaliya , kuwaa uu kala hadlay xaalada ammaanka dalka iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyay. Sida aan xogta ku helay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saraakiisha uu la kulmay waxa ay u gudbiyeen warbixin horudhac ah oo ku saabsan weerarkii...

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan deegaanka Burka Diirimeed oo uu ka socda shir lagu heshiisiinaayo beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaano hoostaga degmooyinka Cadale iyo Raage ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku baaqay in labada dhinac ay ka shaqeeyaan nabad ku wada noolaashaha walaaltinimo. ⓘ Madaxweyne hore...

Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa Xalay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ah dhalinyarada dalkaasi u shaqo tagay ku dishay mid ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Port Elizabeth ee gobolka Westren Cape. ⓘ Muwaadinka Soomaaliyeed ee burcadu dishay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamed deeq Madar, waxaana la sheegay in burcada ay ku dhex toogatay...

Afhayeen u hadlay jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland, ayaa sheegtay in dagaalka ay ku kaliftay kadib markii uu madaxweyne Biixi xoog u isticmaalay mucaaradka. ⓘ Afhayeenka jabhada Axmed Cali Haybe, oo waraysi siiyay Bakayle Media, ayaa sheegay in madaxweynuhu uu xabad u isticmaalay xisbiyada mucaaradka, taasina ay keentay...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo Maanta ciidanka dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen xadka ay wadagaan gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud. ⓘ War kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka khasaare lagu gaarsiiyay Ururka Al-shabaab oo ku dhowaad...

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Puntland ayaa ku dhaleeceeyay guddoonka Baarlamaanka Puntland go’aankii ay ku laaleen codsi ay beel gudbisay ee ku aaddana in la kordhiyo tirade Xildhibaannada Puntland. ⓘ Shir saxaafadeed ay Muqdisho ku qabteen Xildhibaannada kala ah; Fardowso Cismaan Cigaal, wasiirka Gaadiidka iyo...