Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in Ciidamada dowladdu ay dib u qabsadeen magaalooyin dhowr ah oo markii hore ku jiray gacanta Jabhadda FANO ee dagaalka kula jirta Ciidamada Millitariga Itoobiya. ⓘ Magaalooyinka kala ah Bahirdar, Gonder, Lalilabala,Dabremarqos, Dabrebirhan iyo Shawarobit ayaa lasoo sheegayaa in dib looga...

Dagaalame kaa tirsanaa Alshabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Dowladda Federaalka, ee ku sugan qaybo Ka mid ah Gobolka Galgaduud. Saaraakiisha Ciidanka Dowladda ee Gobolkaasi ayaa soo bandhigay Maxamed Coloow Maxamed oo magaciisu afgarashadu yahay Mascuud.     Dagaale Maxamed ayaa isku dhiibay guutada Khaalid binu waliid ee Ciidanka xoogga dalka, waxaana...

Markii dowladda Itoobiya iyo xoogaggii TPLF ee gobolka Tigray ay ku heshiiyeen bishii Nofembar ee sannadkii hore inay soo afjaraan khilaafkooda, diblamaasiyiinta ayaa heshiiskaas nabadda ku tilmaamay waa cusub oo u beryay waddanka labaad ee ugu dadka badan Afrika. Qaar badan oo ka mid ah dadka gobolka Axmaarada, oo ay dariska yihiin Tigray, isla markaana taageera siiyay...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kumeel-gaar ah u degay Madaxtooyada maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb. Magaaladan ayaa gashay jawi ka duwan midkii hore. Hadal-haynta dagaalka ayaa meesha ka saaray dhamaan sheekooyinkii kale ee deegaanka. Saddex shaqo ayaa isdhinac socota tan iyo markii uu madaxweyne Xasan Sheekh tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

owlad-Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in ay ku howlan tahay xal u helista dilalka la xiriira aanooyinka ee intooda badan ka dhaca deegaannada miyiga ah ee Gobolka Galgaduud oo muddooyinkii dambe soo kordhay. Saraakiisha ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay ku raad-joogaan Dadka ku eedeysan in ay dilal aanooyin ah ay ka geysteen deegaanno...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal Xalay si wadajir ah uga sameeyeen ciidamada Booliiska iyo Nabadsugida Soomaaliya xaafado ka tirsan degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. ⓘ Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha degmada Howlwadaag bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyaha qaybta Waliyow Cadde, Daa’uud Axmed Caraale, waxaana howlgalkaasi ay ciidamada...

Warar saacadahii lasoo dhaafay si weyn isu soo taraayay ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogtay shirkada isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah shirkadaha ugu waa weyn dalka ee dhanka isgaarsiinta. ⓘ Xayiraada kooxda Al-shabaab ay kusoo rogtay shirkada Hormuud ayaa wararku sheegayaan iney salka ku hayso isfaham waa ku yimid amar kasoo baxay kooxda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay shirkado laga leeyahay dalka Turkiga oo qaabilsan howlaha Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha, Favori LLC iyo Albeyrak inay ku guuldaraysteen inay raacaan habraacyada hubinta dakhliga ee ku xusan heshiiska faa’iidada wadaagga ah ee u dhexeeya dawladda iyo shirkadaha. ⓘ Labadan shirkadood ee Turkiga laga leeyahay...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta furay kal-fadhiga 6aad ee Baarlamaanka 2aad ee Dowladda Koonfur Galbeed. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga ah ee furitaanka kalfadhiga ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in laamaha kala duwan ee dowladda ay si wada jir ah uga mira dhaliyaan hawlaha horyaalla si...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo marayo. Booqashadaan loogu kuurgalayay Dhismaha Garoonkaan waxaa ka qeyb ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Saraakiil...