Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ka hadlay dhibaatooyinka ka heysta dhanka walxaha maanka-dooriya ayaa nasiib darro ku tilmaamay in qaar kamid ah ciidamada ay qayb ka noqdaan dadka isticmaala. Wadajir in loola dagaalamo ayuu faray ciidamada, saraakiisha, mas’uuliyiinta, Shacabka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada si looga hortago dhibaatooyinka...

Taliska Ciidanka gaarka u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga Janaay Cabdalla Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland in lagu dilay dagaalamayaal katirsan ‘AS’. Talisku waxa uu sheegay in xubnaha katirsan ‘AS’ ee weerarka lagu beegsaday in ay qorsheynayeen sidii ay weerar toos ah ugu...

Dadka ku dhintay dabka khasaaraha weyn ka geystay Kaymaha Maui ee Dalka Mareykanka ayaa sii kordhay sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha Gobolka Hawaii, tirada geerida waxa ay gaartay 90 ruux waxaana suuragal ah in tiradu intaas kasii kororto. Tiro Eey ah ayaa la geeyay meelo u dhow kaymaha gubanaya si ay urta uga qaybqaataan raadinta dadka la waayay ee suuragal ah in qaarkood...

Xiisad dagaal ayaa saakay laga dareemayaa furimaha dagaalka ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatuma. ⓘ Wararka aanu helayno waxay sheegayaan in labada ciidan ay madaafiic isku weydaarsanayaan bariga magaalada Laascaanood, halkaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka socdeen dhaqdhaqaaqyo. Dhaqdhaqaaqydan ciidan ayaa kusoo beegmay maalmo...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in bahda waxbarashadu ay yihiin naftood hurayaal xili adag u kacay waxbaridda ubadka Soomaaliyeed, isla markaana ka soo dhalaalay kaalin muhiim ah oo bannaaneyd. Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayey munaasabad lagu soo xirayey tartan aqooneedka Dugsiyada Sare ee Gobolka...

Beeralayda jaadka Mirawga ah ee Kenya ayaa walaac weyn ka muujiyay hoos u dhac ku yimid iibka dalagooda, kadib markii Dowladda Soomaaliya ay Itoobiya siisay, in ay 10 maalmood bishiiba kasoo dajiso Soomaaliya Qaadka loo yaqaano Hareeriga. ⓘ Guddoomiyaha ururka ganacsatada Qaadka Mirawga, Kimati Munjuri ayaa sheegay in shirkadaha xamuulka qaada ee ka howlgala Nairobi...

Waxaa la qorsheenayaa in dhawwaan qabsoomo tartan feer taariikhi ah oo u dhaxeeya labada bilyaneer ee ku xifaaltama baraha bulshada, waa milkiilaha shirkada Meta iyo sidoo kale milkiilaha Twitterka. Labadan nin ayaa ku ballamay in la qabto tartan feer oo dhax mara, waxaana wali la shaacin magaalada iyo goobta rasmiga ah uu ka dhacayo feerkan iyo sidoo kale waqtiga labadan...

Qaar kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta mooshin cusub geeyay baarlamaanka, kaas oo ku aadan dhibaatada ka taagan Xasbiga Dhexe ee Xamar. Kulankan oo ahaa kii 16-aad ee kalfdhiga 3-aad ayaa waxaa xaadiray 147 Mudane, waxaana guddoomiyay, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). Ugu horreyn kulanka ayaa markii uu furmay waxay xildhibaada qaar...

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka socda deegaanka Basra oo dhaca inta u dhexeysa Balcad iyo Afgooye, dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii Shabaabka ay weerareen saldhiga ciidamada Dadka deegaanka Basra ayaa soo sheegaya in dagaalka uu yahay mid xooggan oo la maqlayo rasaas culus ay isdhaafsanayaan ciidamada...

Ugu yaraan 23 qof ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen dhul-gariirkii ka dhacay Gobalka Malatya ee Bariga dalkaasi Turkiga. Dhul-gariirka dhacay ayaa Halbeegiisu ahaa 5.2 Richter Scale, iyadoo ubucda Dhul-gariirku ahaa deegaan 11 KM dhanka K/Galbeed ka xiga magaalada Malatya oo Hoy u ah dad tiradoodu dhan tahay 441,000 oo qof. Qoraal uu Wasiirka Caafimaadka ee Turkiye...