Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Mareykanka ayaa Soomaaliya ka fuliyay duqeyn uu ku dilay lix ka tirsan Al-Shabaab Jimcihii, sida lagu sheegay war ka soo baxay taliska Mareykanka ee Afrika. Weerarkan ayaa ahaa mid is-difaac ah, sida uu sheegay taliska ama AFRICOM, waxaana lagu fuliyay codsi uga yimid dowladda Soomaaliya. Marka loo eego qiimeyn hore, ma jirto dad rayid ah oo la dilay ama lagu dhaawacay. Duqeynta...

Waxaa xalay muddo saacado badan ahaa xirnaa qaar kamid ah waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, kuwaas oo loo diidayay inay maraan dadka iyo Gaadiidka noocyadooda kala duwan intaba. Ciidamo farabadan iyo gaadiidka dagaalka ayaa xalay lagu arakayay laga bilaabo isgoyska Taleex ilaa Banaadir iyo laga bilaabo Isgoyska km4 ilaa Isgoyska Warshadda Caanaha. Ciidamada...

Dowladda Gambia ayaa sheegtay inay fashilisay afgambi militari, ayna xireen afar askari oo qorsheynayay inay afgambiyaan maamulka Madaxweyne Adama Barrow. War qoraal ah oo ay soo saartay ayay ku sheegtay in taliska guud ee ciidamada qalabka sida ee Gambia ay gacanta ku dhigeen afar askari oo lala xiriirinayo afgambiga la sheegay inuu fashilmay kadib howlgal ay ciidamadu...

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo amar siiyay Guddi loo xilsaaray dhismaha Golaha degaanka Jowhar. Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan xog-wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Hey”adda FCA ee u xil saaran Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo safar shaqo u joogo Jowhar Madaxweynaha oo ay wehliyaan Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna...

Ciidamadan cusub oo tababar ku soo qaatay xeryaha waddanka Eritrea ayaa muddo la sugayey, waxayna hordhac u yihiin soo celinta dhamaan ciidamada Soomaaliyeed ee haatan ku maqan dalkaasi. Sarreeye Guuto Cumar Maxamuud Cusmaan oo ah khabiir ciidan ayaa VOA u sheegay in ciidamadaan ay soo qaateen tababar heer sare ah, islamarkaan ay door muhiim ah ka qaadan doonaan dagaalka...

Darawalkii guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dhawaan u goostay Al-Shabaab, ayaa markii u horeysay shaaciyay inuu ku fashilmay in uu la goosto mid kamid ah gawaarida uu wadayay. Waxa uu sheegay in ka hor inta uu kasoo tegin magaalada Muqdisho uu isku dayay in uu hore kasoo wato gaariga uu darawalka ka ahaa, hase yeeshe...

Ciidamo katirsan kuwa dowlad degaanka Soomaalida ee liyuu Boolis ayaa rasaaseeyay Dad Shacab ahaa oo ku sugnaa degmada Shilaabo ee gobolka Qoraxay, kuwaas oo ka gadoodsanaa ceel biyood ay dowladdu ka qodi lahayd tuulada Xodey gaajo oo kamid ah degmada Shilaabo. Inta la xaqiijiyay laba Ruux ayaa ku geeriyootay rasaasta ay fureen Ciidamada liyuu Boolis kadib markii ay...

Waxaa maalmahan warbaahinta iyo baraha bulshada dhex socday cod la sheegey inuu yahay mid ka mida shaqaalaha Baarlamanka, darawalna u ahaa guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Maxamed Mursal Sheekh Abdirahman oo u galay ama ku biirey Al-Shabaab. Ninka oo lagu Magacaabo Xuseen ayaa Al-Shabaab ay soo bandhigeen cod ay ka duubeen, waxaana jiritaanka Ninkaas xaqiijiyay Guddoomiyihii...

Axaddii la soo dhaafay Hay’adda Nabad-Sugidda Soomaaliya waxay huteel ku yaalla gudaha garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho ku xannibtay weriye Jamaal Cismaan oo ka tirsan telefishinka Channel 4 News ee fadhigiisu yahay waddanka Ingiriiska. Wuxuu sheegay in markii uu ka soo dagay garoonka siddeeddii subaxnimo uu u gudbay huteelka, kadib ay labo nin oo dhalinyaro...

Wasaaradda Kaabayaasha ee dalka Ukraine ayaa shaaciyey in 4 Markab oo ay ku raran yihiin 129,000 tan oo Qamadi ah ka soo shiraacdeen Dekedo ku yaalla Gobalka Odesa ee dalkaasi. Qoraal uu Adeega Warbaahinta ee Wasaaradda Kaabayaasha Ukraine (The Press Service of the Ministry of infrastructure of Ukraine) soo dhigay Bartooda Facebook ayaa lagu xusay inay Maraakiibtaasi u...