Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa su’aalo ka keenay waxqabadka ay toddobaadyadii dhowaa sheeganeysay hay’adda NISA kadib markii Al-Shabaab ay weerartay hotel dhowr tallaabo u jira madaxtooyada qaranka. Weerarkii lagu qaaday Hotel Villa Rays ayaa muujiyey gaabis amni oo xooggan oo jira, wuxuuna dhaliyey su’aal ku saabsan sida hay’adaha...

Ciidamada dib u xoreynta degaanka ee la magac baxay Macawiisleyda ayaa sheegay inay xilligaan diyaar u yihiin inay laba jibaaraan howlgalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab ee laga fulinayo degaannada iyo degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaar kamid ah Taliyeyaasha Ciidamada Macawiisleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo degaanka Biyo-Cadde kula kulmay Guddoomiyaha Gobolka...

Qarax Miinada nooca dhulka lagu Aaso ah ayaa waxaa Maanta lala eegtay Xoghayaha Maamulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, xilli uu marayay meelo kamid ah degmadaas. Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha degmada Kaxda ayaa lala eegtay Xoghaye Ibraahim Muxudiin Macow GAari uu watay, xilli uu marayay agagaarka Isbitaalka Mercy, hayeeshee uu ka badbaaday. Wararka...

Askari katirsan Ciidamada Maamulka degmada balcad ayaa Maanta bar-koontorool oo kutaalla degmadaas kudilay Darawal gaari oo kamid ah kuwa ka Shaqeeya magaalada muqdisho iyo Gobolka Shabeellaha Dhexe. Darawalka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Seylax Cabdulle ayaa xilliga la dilayay waday gaari Hoomey ah, isaga oo ka baxay Magaalada Muqdisho, kuna wajahnaa degaanka Caadleey...

Guddiga Ganacsatada Xaafadda Islii ayaa sheegay in ay dibadbax sameynayaan haddii ciqaab la marsiiyo Axmed Rashiid oo kamid ah Saraakiisha Booliiska Kenya oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta in uu si bareer ah oo caddeymo loo hayo ku dilay labo wiil oo lagu eedeeyay Burcadnimo. Xoghayaha guud ee Guddiga Ganacsatada Islii, Cumar Ibraahim Xuseen ayaa sheegay in ay kasoo...

Guddoonka labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay kulankii wadajirka ah ee Baarlamaanka labadiisa Aqal, kaas oo la filayay in saaka uu ka dhaco Xarunta Villa Hargeysa eek u taalla Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya. Kulanka Baarlamaanka labadiisa Aqalka ee baaqday ayaa Ajandihiisu ahaa akhrinta 1-aad ee miisaaniyadda qaranka ee sannadka...

Maleeshiyaad hubeysan ayaa rasaas ku furay Goob ay dhalinyaro ku sugneyd oo kutaalla meel aan sidaas uga fogayn school Cumar samatar ee Waqooyiga magalada gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug, iyaga oo intaasi kadib goobta ka baxsaday. Rasaasta ay maleeshiyaadka fureen ayaa waxaa ku dhintay Nin lagu magacaabi jiray Ayaanle Siciid Faarax oo kamid ahaa dhalinyarada Gaalkacyo,...

Ayada oo weli uu socdo howgalka lagu soo afjarayo weerarka tooska ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Hoteelka Villa Rosa oo ku yaalla agagaarka madaxtooyada ayaa waxaa isa soo taraya shaki iyo su’aallo badan oo hareeyey weerarkaas. Dad kala duwan oo ay ku jiraan siyaasiyiin ayaa ka falceliyey weerarkan oo ku billowday qaraxyo, kadibna uu xigay dagaal toos ah oo rag hubeysan...

Waxaa mararka qaar rasaas teel teel ah laga maqlayaa gudaha Hotelka Raysa ee Xeendaabka Madaxtooyada Soomaaliya, halkaas oo xalay fiidkii rag huebysan ay ku qaadeen weerar ku billaawday qarax. Hotelka oo ay deganaayeen Xubno katirsan golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Soomaaliya ayaa badankood laga soo badbaadiyay, hayeeshee waxaa la sheegay inay gudaha Hotelka kujiraan...

Dhuumaal ayaa sheegay in Jubbaland ay ka go’an tahay sidii gacanta uga dhigi lahayd deegaannada ka maqan, abaabulka socda uu yahay mid ka dhan ah AS si looga qabsado magaalooyinka ay heysato. Gen. Yuusuf Dhuumaal ayaa tilmaamay in Wasiirka Gaashaandhigga XFS & Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Saraakiisha...