Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

Duqayn ayaa ka dhacday Gobolada jubooyinka iyo Shabelooyinka Duqayta ayaa wax si gaar ah loo bartilmaameedsaday fariisamo muhiim u ahaa Alshabaab oo ku yaaley halkaasi Labo xaruumood oo degmada Bu’aale kuyaley oo fariisin u aheed kamaandooska Alshabaab ayaa gebi ahaanba dhuulka ladhigey kadib markii lala haleeley gantaal dagaal yahano gaaraya kudhowaad 400 askari ayaa...

Boqolaal taageerayaal ah ayaa maanta isugu soo ururay dibedda guriga Jawaar Mohamed oo ah nin u dhaqaaqa bulshada Oromada, oo ay ishayaan dowladda uu hoggaamiyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed. Arrintan ayaa imanaysa maalin kadib markii ciidamada ammaanka ay hareereeyeen guriga Jawaar kadib markii ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu u digay “dadka haysta baasaboorada ajnabiga...

Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle oo ah Wasiirka Wasaaradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku hanjabay inay maxkamad la tiigsan doonaan ciddii dambe ee Soomaaliya ku sheegto inay tahay wadan musuq maasuq hareeyey. Wasiirka oo maanta ka hor hadlayay Golaha Aqalka sare ayaa sheegay in muddo badan Soomaaliya lagu sheegayey inay tahay wadan aan lagu kalsoonaan Karin oo aan...

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug Caawa oo ka bilowday kulamo kala duwan oo lagu kala taageeraayo Guddiyadda doorashada dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Ururka Ahlusunna ay ku dhawaaqeen. Dadka kunool Magaalada ayaa labo qeybood noqday qeyb taageersan Guddiga doorashada Galmudug iyo kuwo taageersan guddiga ay Magacaabeen Ahlusunna. Dowladda Soomaaliya...

Wasiirka Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Hir-Shabeelle Cabdi Mahad Qoorgaab  ayaa sheegtay in fatahaada Wabiga ay ka barakaceen ilaa 450 Kun oo Qaf, kuwaa ka cararaya fatahaada uu sameynayo Wabiga Shabeelle. Wasiirka ayaa sheegay in Roobkii deyrta ee ugu xooga badnaa  uu ka da’ay degmooyinka Baladweyne, Jowhar Buulo-Burde iyo deegaano  kale kaa oo sababay...

Innaga oo ka ambaqaadeyna kaalinta warfaafinta ee xoojinta iyo dhiirigelinta daahfurnaanta iyo la xisaabtanka hey’adaha dowladda, waxaan su’aalo ka keenay lacagahii taallooyinka iyo guud ahaan Barnaamijka Isxilqaan iyada oo la xiriirtay 14 mas’uul. Sida uu leeyahay Abuukaate Ciise oo ka tirsan xeer yaqaannada dalka, sharciga waxaa uu qabaa haddii la waayo kaalinta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war waxaa ay ka soo saartay Cabsida laga qabo in wabiyada Shabeelle iyo Jubba ay fatahaad ka sameeyaan gobollada dalka qaarkood. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in qeybo badan oo kamid ah dalka uu ka da’ay Roobka Deyrta,isla markaana taasina ay sababtay in abaaro ka jiray gobolada...

Subaxnimadii taariikhdu ahayd 21 Oktoobar 1969, arroornimadii hore abbaarihii 03:00am, shacabka Soomaaliyeed wuxuu hurdada kaga toosay iyadoo dariiqyadii waaweynaa ee bartamaha iyo hareeraha magaalada Muqdisho ay taagan yihiin askar ku hubeysan dabaabado iyo gawaari gaashaaman. Waxay arrintaasi ka dambeysay, kaddib markii guutada koowaad ee gawaarida gaashaaman iyo guutada...

Caawa fiidkii ayaa Gaari nooca dagaalka ee loo yaqaano Cabdi Bilaha oo ay leeyihiin Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa uu agagaarka Ex-Koontorool Afgooye uu ku jiiray Afar Mooto Bajaaj oo halkaasi marayay. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Mootooyinka oo marayay meel dhowr tallaabo u jirta Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye uu ku yimid Gaariga Cabdi Bilaha...

Faah faahin dheeraad ah oo kasoo baxeysa Duqeymo diyaaradeed oo xaley kadhacey Degmaayin katirsan Jobooyinka iyo degaano hoos taga Gobolka shabeelaha hoose. Duqeymahan ayaa kadhacey xaruumo waaweyn oo aad loo ilaaliyo oo alshabaab leyihiin kuwaas oo kuyaaley Degmooyinka Jilib Iyo Jamaame oo kawada tirsan Gobolada Jubooyinka iyo deegaanka xaramka ee gobolka Sh/ Hoose. Weerarkan...