Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site


admin

This user hasn't shared any profile information

-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay halista ay ku dhici karaan fatahaadaha iyo daadadka deegaano ka tirsan Koofurta dalka. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa lagu sheegay roobab xooggan kana sarreeya 40mm la filayo in maanta iyo maalmaha xiga...

Sagaal eedeysan oo ay ka mid tahay qof dumar ahaa loo xukumay ka mid ahaashaha Ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya. Sagaalkan ruux oo ka soo hormuuqday Maxkamada ciidamada ayaa kala ah Axmed Cabduqaadir Axmed Xuseen (Khadiira), Farxaan Faarax Maxamuud Fiidoow (Fiildher), Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Jimcaale (Maanka), Saafi Ciise Aweys Arwaax, Yaasiin...

Sidee loo mideyn karaa dadaallada “is barbar yaaca ah” ee gurmadka Beledweyne?   ...

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed ayaa sheegay in la xirey askar loo haysto tacadiyo ka dhan ah weriyayaal lagu xirey Muqdisho xilli ay ku gudo jireen howlahooda shaqo. /* custom css */ .td_uid_7_5dc1ae0367664_rand.td-a-rec-img { text-align: left; } .td_uid_7_5dc1ae0367664_rand.td-a-rec-img img { margin:...

Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay gurmadka loo saameynayo dadkii Magaalada Baladweyne uu ku saameeyay fatahaada Wabiga Shabeelle. Waxaa uu sheegay Muuse Suudi in dadkii uu sameeyay Wabiga Shabeelle aan weli la gaarsiin gurmadkii loo uruurinayay ee loo baahnaa in lasiiyo, isla markaana...

Roobkaan daadadka watay ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa uu ka da’ay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana ku dhintay Cunug Yar oo kamid ahaa dadka Magaalada Baydhabo. Dhimashada Cunuga Yar ayaa timid kadib markii daadadka ka dhashay Roobka ee ka yimid dhinaca Maayafuulka Baydhabo ay dhul jeexeen in lagu qiyaasay 3 mitir,isla markaana ay Biyaha qaadeen...

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa uu ku dhawaaqay natiijada kasoo baxday tirakoobkii laga sameeyey dalkaas. Uhuru ayaa sheegay in tirada Guud ee dadka ku nool Kenya ay yihiin 47.6 milyan ,halka sanadkii 2009 ilaa 2019 ay dadka kasoo biiray Shacabka Kenya ay gaarayaan 9 milyan oo qof. Sidoo kale tirade raga ku nool Kenya ayuu ku sheegay...

Imaam Ibrahim,Al Ghazi Ahmed Gurey ama Ahmed Gran wuxuu ahaa Amiir Dagaaal yahan ah oo mideyey Shacabka Islaamka Geeska Afrika Harar ama Geey magalada la yiraahdo waxey Aheyd Caasimada Islamka Geeska Afrika halkaa looga Taliyo Dadka Hararida ama Adarida looyaqana iyo Soomaalida waa walalao Dhiig ahaan iyo Abtir iyo muslinimo. Imam Ahmed Gurey waxaa isku heystaa oo sheegta...

Imaam Ahmed Gurey wuxuu ku dhashey magalada Harar wuxuu ahaa nin Inta badan Amusan oo aan hadal badneen oo Diinta Islaamka sifiican u,bartey wuxuu u badnaa Duleedka magaalada Harar wuxuu Salada Jimcaha ku Dukankan Jirey Masajidka weyn Magalada Harar wuxuu garabka ku sidan jirey seef iyo Kutubka Quraanka. Waxaa dhacdey maalin maalmaha kamid in caruur ay goobku cayarayaan...

Saddax masuul oo ka tirsan maamulka degmada Kaaraan ee gobalka Banaadir ayaa joojiyay shaqadii ay ka hayeen dowladda Hoose ee Xamar kadib markii ay soo wajahday cabsi badan oo dhanka ammaanka.Guddoomiye Waaxeedyadii qaabilsanaa Waaxyaha kala ah Nageyle, Faanoole, Farjano ayaa joojiyay shaqadii ay hayeen, waxaana qaarkood la sheegay in ay ka baxeen magaalada Muqdisho halka...