FAAH FAAHIN: WEERAR LAGU LAAYEY DAGAAL YAHANO UBADAN HORJOOGAYAAL ALSHABAAB

by admin | Thursday, Oct 24, 2019 | 763 views

Duqayn ayaa ka dhacday Gobolada jubooyinka iyo Shabelooyinka Duqayta ayaa wax si gaar ah loo bartilmaameedsaday fariisamo muhiim u ahaa Alshabaab oo ku yaaley halkaasi

Labo xaruumood oo degmada Bu’aale kuyaley oo fariisin u aheed kamaandooska Alshabaab ayaa gebi ahaanba dhuulka ladhigey kadib markii lala haleeley gantaal dagaal yahano gaaraya kudhowaad 400 askari ayaa la aamin san yahay in ay ku sugnaayeen xaruumahan.

Duqeyntaan ayaa waxaa dhaawac culus kasoo gaarey Amiirkii Jabhadaha Jubooyinka Xuseen Kabdhe.

Dhinaca kale Degmada Jamaame waxa ka dhacay Duqayn Kale taaso oo lala eegtey xarun ciidamada badda al shabaab ay daganaayen, waxana lasgeegey in duqeynta waxyeelo kasoo gaartey ciidamadii halkaa kusugnaa waxaana ku dhintey Rag uu kamid ahaa Amiirkii Jabhada furinta Jubada dhexe Saalax Muxidiin oo loo yaqaano Mucaad.

Uga danbeena tulada jameeca ee gobolka Sh/hoose waxana la duqeyay ciidamo lasheegey in loogu tala galay Difaca Weerarada ka imaanaya ciidamada Dowlada FD ee kusugan Dinsoor waxana ku dhintay inta badan dagaal yahanadii halkaas ku sugnaaoo gaarayey 200 Askari.

Sirdoonka soomaaliya ayaa ka gaabsadey diyaaradaha howl galka fuliyey halka laga leeyahay waxaana maalmihii danbe inta badan fulin jirey weerarada noocaan ah Diyaaradaha faransiiska

Like it? Share it!

Leave A Response